9/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, September 20, 2023

Arbaco, September, 20, 2023 (HOL) - Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa dagaalka Laascaanood ku tilmaamay mid la doonayo in Somaliland lagu burburiyo, laguna fashiliyo madaxweynaha Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, September 19, 2023

Talaado, September, 19, 2023 (HOL) - Midowga Yurub ayaa si ku meel gaar ah u hakiyay dhaqaalihii uu siin jirtay hay'adda Cunnada Adduunka ee WFP ee Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, September 18, 2023

Isniin, September, 18, 2023 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay taliyayaal cusub oo katirsan ciidanka xoogga dalka, si ay u dardargeliyaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda dowlad goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, September 17, 2023

Axad, September, 17, 2023 (HOL) - Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Daa’uud Maxamed Aweys ayaa faahfaahin ka bixiyay howgallada dalka ka socda ee Shabaab looga xoraynayo Galmudug iyo Hirshabeelle.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, September 16, 2023

Sabti, September, 16, 2023 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa Alshabaab ka qabsaday deegaannada Sargo iyo Qodqod oo ka tirsan Gobolka Mudug.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]