9/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Jimco, Luulyo 30, 2021

Jimco, Luulyo, 30, 2021 (HOL) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe ayaa ka tacsiyadeeyay khasaaraha ka dhashay qaraxii galabta lala beegsaday gaari Bas ah oo ay saarnayeen dhalinyaro Ciyaartooy ahaa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Luulyo 29, 2021

Khamiis, Luulyo, 29, 2021 (HOL) - Waxaa goordhaw si rasmi ah usoo gabagaboobay doorashada afar ka mid ah kuraasta Xildhibaanada Aqalka sare ku matalaya maamulka Jubbaland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Luulyo 28, 2021

Arbaco, Luulyo, 28, 2021 (HOL) - Guddiga hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa bilaabay diiwaangalinta qabashada codsiyada xubnaha musharaxiinta ah ee u tartamaya kuraasta Aqalka sare ee Soomaaliya gaar ahaan qaybta Jubbaland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Luulyo 27, 2021

Talaado, Luulyo, 27, 2021 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe ayaa maanta si rasmi ah usoo gudbiyay liiska xubnaha Musharaxiinta ee ku tartamaya Kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya qeyb ka mid ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Luulyo 26, 2021

Isniin, Luulyo, 26, 2021 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa ka duulay magaalada Muqdisho, iyagoo kusii jeeda magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Luulyo 25, 2021

Axad, Luulyo, 25, 2021 (HOL) - Ra'iisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi ka kooban 13 xubnood oo qaabilsan u ololeynta iyo xaqiijinta qoondada haweenka ugu yaraan 30% ee labada aqal ee BFS.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]