9/30/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 19, 2021

Khamiis, Agoosto, 19, 2021 (HOL) - Faahfaahino hordhac ah ayaa kasoo baxaya qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Agoosto 18, 2021

Arbaco, Agoosto, 18, 2021 (HOL) - Guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka Soomaaliya, Maxamed Xasan Cirro ayaa ku eedeeyay qaar kamid ah dowlad goboleedyada in ay cadaadis ku hayaan xubnaha ugu jira guddiyada doorashada, taasoo uu sheegay in ay keentay in guddiyada dhexdooda uu khilaaf ka dhex dhasho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Agoosto 17, 2021

Talaado , Agoosto,17, 2021 (HOL) - Guddiga hirgalinta doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray hab-raaca lagu maamulayo doorashooyinka aqalka hoose ama golaha shacabka ee dhicidoonta horraanta bisha 9-aad.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Agoosto 16, 2021

Isniin, Agoosto, 16, 2021 (HOL) - Midowga musharraxiinta madaxweynaha ayaa ugu baaqay raysal wasaare Rooble inuu ka qeyb galiyo kulanka 19ka bishaan ka dhacaya magaalada Muqdisho oo ay ku kulmayaan raysal wasaaraha iyo madaxweynayaasha dowlad goboleedyada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Agoosto 15, 2021

Axad, Agoosto, 15, 2021 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa kulan habka fogaan aragga kula qaatay madaxda dowlad Goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Agoosto 14, 2021

Sabti, Agoosto, 14, 2021 (HOL) - Golaha midowga musharraxiinta madaxweynaha Soomaaliya, ayaa maanta shir uga furmay magaalada Muqdisho, waxayna kaga hadlidoonaan arrimaha doorashooyinka ee haatan socda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Agoosto 13, 2021

Jimco, Agoosto, 13, 2021 (HOL) - Guddoomiyihii guddiga xallinta Khilaafaadka ee doorashada C/llaahi Abyan Nuur ayaa goordhow ku geeriyooday Isbitaal Martiini ee magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]