10/1/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, Janaayo 3, 2022

Isniin, January, 3, 2022 (HOL) - Hogaamiyaha Golaha Kacdoonka Hiiraan Jenaraal Abuukar Xaaji Warsame Xuud oo ka hadlay dagaalkii shalay galinkii hore ku dhexmaray ayaga iyo ciidamada dowladda iney lahayeen masuuliyada weerarka dagaalkaasi oo lagu eedeeyay iney ka dambeeyeen ayaa sheegay in weerarka dagaalka lagu soo qaaday fariisinkooda deegaanka Qowlad, islamarkaana ay iska difaaceen dagaalkii lagu soo qaaday.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Janaayo 2, 2022

Axad, January, 2, 2022 (HOL) - Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Caawa gudaha u galeen magaalada Baledweyne ciidamada la baxay Badbaado Hiiraan ee uu hoggaamiyo Korneyl Nuur Dheere iyo ciidamada Golaha Kacdoonka Hiiraan ee uu hoggaamiyo Jenaraal Abuukar Xuud oo iskaashanaya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Janaayo 1, 2022

Sabti, January, 1, 2022 (HOL) - Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi baaris ku sameeya isku day afgambi oo uu sheegay in lagu samayn lahaa xafiiskiisa iyo xafiiska golaha wasiiradda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, December 31, 2021

Jimco, December, 31, 2021 (HOL) - Dowlad goboleedka Koonfur galbeed ayaa sheegay in khilaafka siyaasadeed ee soo kala dhex galaya madaxda dowladda uusan saamayn ku yeelandoonin hab sami u socodka doorashada golaha shacabka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, December 30, 2021

Khamiis, December, 30, 2021 (HOL) - Dowladda Maraykanka ayaa madaxweyne Farmaajo u sheegtay inuu taageero shirka golaha wadatashiga qaran ee raysal wasaare Rooble uu hormuudka u yahay, si loo dhameystiro doorashada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, December 29, 2021

Arbaco, December, 29, 2021 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay shir wadatashi ah oo ay magaalada Muqdisho kula yeelatay guddiga Midowga Afrika iyo AMISOM.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]