10/1/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Jimco, Janaayo 21, 2022

Jimco, Janaayo, 21, 2022 (HOL) - Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi, Boqor Cismaan Aw Buurmadoow iyo siyaasiin kale oo caan ah oo kasoo jeeda deegaanada gobolada Waqooyi ee Soomaaliland ayaa shir jaraa'id oo ay maanta si wadajir ah u qabteen waxay ku sheegeen iney dalbanayaan in la joojiyo Jadwalka doorashada ama isaga baxayaan doorashada ka socota.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Janaayo 20, 2022

Khamiis, Janaayo, 20, 2022 (HOL) - Waxaa goordhaw lagu doortay Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho guddoomiyaha cusub ee guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka dadban ee dalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Janaayo 19, 2022

Arbaco, Janaayo, 19, 2022 (HOL) - Waxaa goordhaw garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho soo caga dhigatay diyaarad qaas ah oo magaalada Baledweyne kasoo qaaday Taliyaha ciidanka Lugta xoogga dalka Soomaaliya Jenaraal Maxamed Tahliil Biixi iyo hoggaamiyaha Golaha Kacdoonka Hiiraan Jenaraal Abuur Warsame Xuud.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Janaayo 18, 2022

Talaado, Janaayo, 18, 2022 (HOL) - Qaraxaan oo ahaa mid aad u xoogan ayaa ka dhacay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, waxaana jugtiisa laga maqlay qeybo ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Janaayo 17, 2022

Isniin, Janaayo, 17, 2022 (HOL) - Baarlamaanka Dowlada Ingiriiska ayaa maalinta berri ee 18 bishan Janaayo u balansan dood lagu niqaashi doono "aqoonsiga Somaliland", oo uu baarlamaanka usoo gudbiyey xildhibaan Gavin Williamson.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]