10/1/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, April 11, 2022

Isniin, April, 11, 2022 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa si faahfaahsan waxa uu kaga hadlay xaalada guud ee dalka iyo kuraasta 16-ka kursi ah ee doorashadoodu taalo magaalada Garbahaareey ee gobolka Gedo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, April 10, 2022

Axad, April, 10, 2022 (HOL) - Khilaaf xooggan iyo buuq ayaa ka taagan safaarada Soomaaliya ee magaalada Roma ee dalka Talyaaniga, kaddib markii wasaarada arrimaha dibadda Soomaaliya ay u yeertay safiirka safaarada Cabdiraxmaan Sheekh Ciise.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, April 9, 2022

Sabti, April, 9, 2022 (HOL) - Wasaaradda amniga Soomaaliya ayaa ku amartay hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda inay kala laabato warqada dal ku joogga Danjire Francisco Madera oo uu dalka ka ceyriyay Ra'isulwasaare Rooble.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, April 8, 2022

Jimco, April, 8, 2022 (HOL) - Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa soo dhaweeyay go'aankii Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu dalka ka eryay Danjirahii Midowga Afrika Francisco Madeira.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, April 7, 2022

Khamiis, April, 7, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafta gareen, ayaa sheegay guddiga doorashada heer federal inuu noqday meel raysal wasaaruhu sida uu doono u maamusho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, April 6, 2022

Arbaco, April, 6, 2022 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay galabta Guddiga Gurmadka Suuqa Waaheen u dirtay $12,700,000 USD oo loogu talo-galay Gurmadka Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, April 5, 2022

Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in Hey’adda Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo ciidamada nabad ilaalinta AMISOM uu soo kala dhexgalay khilaaf ku saleysan arrimaha amniga xeyndaabka Xalane iyo Ayraboorka.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]