10/1/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, December 1, 2022

Khamiis, December, 1, 2022 (HOL) - Ganacsatada Qaadka ee magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyay wasaaradda maaliyadda dowladda Soomaaliya inay canshuurta ku kordhisay Qaadka Miirowga ah ee ka yimaada dalka Kenya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, November 30, 2022

Arbaco, November, 30, 2022 (HOL) - Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka Soomaaliya, xildhibaan Sacdiyo Yaasiin Samatar, ayaa iska fogeysay inay dabada ka riixayso sharci kasoo horjeeda Diinta iyo dhaqanka Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, November 29, 2022

Talaado, November, 29, 2022 (HOL) - Askari katirsan ciidanka Hirshabeelle oo ka howl galayay isbaaro sharci darro ah oo kutaal degmada Balcad ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa qof shacab ah oo darawal ah u dilay lacag lagu sheegay toban kun oo shilin Soomaali ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, November 28, 2022

Isniin, November, 28, 2022 (HOL) - Ugu yaraan siddeed qof oo mid kamid ah uu yahay askari ka tirsan ciidanka dowladda, ayaa ku dhintay qarax iyo weerar kooxda al Shabab ay ku qaadeen hotel Villa Rays oo ku dhow madaxtooyada Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, November 27, 2022

Axad, November, 27, 2022 (HOL) - Wasiir amniga dowladda Soomaaliya, Maxamed Axmed Sh. Cali Doodishe ayaa sida aan xogta ku helnay ku dhaawacmay weerar qarax ku bilowday oo haatan ka socda hotel Villa Rose oo kuyaala aagga madaxtooyada Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, November 26, 2022

Sabti, November, 26, 2022 (HOL) - Duqeyn dhinaca Cirka ah oo ka dhacday degaanka Ceel-dheere ee gobolka Shabeelada dhexe ayaa lagu dilay in ka badan 100 katirsan dagaalamayaasha Al-shabaab, sida ay shaacisay dowladda Soomaaliya.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]