10/1/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Jimco, Janaayo 6, 2023

Jimco, January, 6, 2023 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh ayaa ugu baaqay Somaliland inay xal nabadeed ku dhameyso qalalaasaha ka taagan magaalada Laascaanood.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Janaayo 5, 2023

Khamiis, January, 5, 2023 (HOL) - Sarkaal u hadlay Ciidamada Millateriga Somaliland ee gobolka Sool, ayaa sheegay in ciidamada millaterigu ay magaalada uga baxeen si ay uga fogaadaan in khasaaruhu sii bato.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Janaayo 4, 2023

Arbaco, January, 4, 2023 (HOL) - Dagaal aan khasaarihiisa wali la ogayn ayaa magaalada Laascaanood ku dhex maray ciidamada amaanka Somaliland iyo dad hubaysan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Janaayo 3, 2023

Talaado, January, 3, 2023 (HOL) - Askari ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaano (SFC) ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya, ayaa la sheegay in uu toogasho ku dilay saddex askari oo ay wada shaqaynayeen ka hor inta aan la xirin.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Janaayo 2, 2023

Isniin, January, 2, 2023 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta kormeer ku tagay xerada Jenaraal Goordan oo ay ku jiraan ciidamadii tababarka kuso qaatay wadanka Eratariya ee dhawaan Cutubkoodii ugu horeeyay dalka dib loogu soo celiyay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Janaayo 1, 2023

Axad, January, 1, 2023 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Galabta khudbad ku aadan sanadka cusub u jeediyay shacabka Soomaliyeed wuxuuna khudbadiisa Galabta kaga hadlay xaalada guud ee dalka, isagoona faahfaahiyay howlgalada ka dhanka ah Kooxda Al-Shabaab ee ka socda gobolada dalka iyo hiigsiga dowladdiisa ee sanadka cusub 2023-ka.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]