9/26/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Jimco, Agoosto 2, 2024

Jimco, Agoosto, 2, 2024 (HOL) - Qaraxyo ismiidaamin ah ayaa goor dhowayd ka dhacay Beach View oo kutaala xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, waxaa jira dhimasho iyo dhaawac aan weli tiradooda la ogaan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 1, 2024

Khamiis, Agoosto, 1, 2024 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Somaliland ayaa ku dhawaaqday dhismaha guddiga heer wasiirro ah oo loo xilsaaray hawlaha aqoonsi raadinta.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Luulyo 31, 2024

Arbaco, Luulyo, 31, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Ambassador Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay, dowladda Ethiopia inay isku dayayso inay iska horkeento Soomaaliya iyo dalalka deriska iyo kuwa kale ee taageerada siiya, si ay hoos ugu dhigto xiriirka kala dhaxeeya iyo garab istaaggooda Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Luulyo 30, 2024

Talaado, Luulyo, 30, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo dhiggiisa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka wada hadlay arrimaha labada dal, gobolka iyo guud ahaan caalamka, sida ay sheegtay maamulka Isgaarsiinta Turkiga

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Luulyo 29, 2024

Isniin, Luulyo, 29, 2024 (HOL) - Aasaasihii iyo maareeyihii shakabada wararka Hiiraan Online oo ah mareegaha ugu da’da weyn ee wararka Soomaalida, Axmed Xaaji Cilmi Guure ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Ottawa ee dalka Canada. ka dib markii uu muddo dheer xanuunsanaa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Luulyo 28, 2024

Axad, Luulyo, 28, 2024 (HOL) - Baarlamaanka Turkiga ayaa meel mariyay qaraar ku saabsan in ciidamada qalabka sida ee Turkiga la geeyo Soomaaliya muddo labo sano ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Luulyo 27, 2024

Sabti, Luulyo, 27, 2024 (HOL) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golahiisa Wasiirrada ee Xukuumadda Soomaaliya.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]