Annagoo ah, wakiilo ka socda qeybaha kala duwan ee bulshada dowladda Koonfurgalbeed – ee ku saxiixan bayaankan, waxaan cadeyneynaa mowqifyada siyaasadeed ee dadkeena ee ku wajahan qaab-dhismeedka dowladda federaaliga:
-
Waxaan ayidsan nahay abuurista nadaamka federaalka ee Soomaaliya.
-
Waxaan taageersan nahay afarta dowlad goboleed ee soo socda: dawladaha Koofurgalbeed, Somaliland, Puntland, iyo Midland.
-
Waxaa caddeyneynaa in dhulka dawladdeena koofurgalbeed uu yahay sida soo socda: Bakool, Bay, Gedo, Jubbada dhexe, Jubbada Hoose and Shabeelaha Hoose. Dadka Koofurgalbeed marnaba ma aqbali doonaan in dib loo bedelo ama dib-loo-habeeyo khariidadda (map) goboladan sida dowlad goboleedka Jubbaland ee lagu fikirayo si gacanta loogu geliyo awoodda siyaasadeed beelo gaar ah loona wiiqo awoodda siyaasadeed ee beelaheena, taas waxay noo keeni kartaa iska-hor-imaad aan loo baahneyn iyo dagaalo cusub. Wadajirka dhulka Koofurgalbeed waa ineey difaacaan dadkiisa.
-
Dhammaan muwaadhiniinta ku nool dowladda Koofurgalbeed waxay si siman u wadaagaan xuquuqda iyo waajibaadyada dastuuriga ah.
-
Waxaan ku boorineynaa Dowladda Federaalka iyo Qaramada Midoobey in aay ka sameeyaan tirakoob guud oo sax ah dalka si loo helo xog demograafiyadeed oo lagu kalsoonaan karo taasoo u noqon doonta aasaas qorsheynta iyo horumarinta dalka ee dhinacyada dib-u-dhiska iyo siyaasadda.
-
Waxaan si xooggan u diideynaa faragalin ka timaada dowladda federaalka ee arrimaha gudaha ee dowladeena dhinaca magacaabidda sarkaalada dowlad goboleedkeena iyo weliba sameynta xudduudaha aan la leenahay dowlad goboleedyada kale ee ka mid ah Dowladda Federaalka. Mustaqbalka siyaasadeed ee dowladda Koofurgalbeed waxaa lagu go’aamin karaa oo kaliya aayo-ka-talinta iyo rabitaanka shacabkeena. Koofurgalbeed waxay leedahay xuquuq la mid ah dowlad goboleedyada Somaliland, Puntland iyo Midland.
-
Waxaan ku boorineynaa qeybaha aay khuseyso Qiimeynta Baahida Wadajireed (Joint Needs Assessment) oo aay ku jiraan IGAD, UNDG iyo Bangiga Adduunka in aay hubiyaan ineey ku jiraan khubarada beelaha Soomaaliyeed ee kala duwan, si loo sugo jiritaan wadashaqeyn kooxeed iyo wakiilnimo goboleed.
-
Waxaan ugu yeereynaa dhammaan ugaasyada, odoyaasha, hoggaamiyaasha, siyaasiyiinta, waxgaradka, iyo muwaadhiniinta aay ku abtirsadaan maleeshooyinka xoogga ku heysta goboladeenna in ay ku soo biiraan codka cambaareynta ee heysashada dhulkeenna. Waxaan ku adkeyneynaa ineey si deg-deg ah uga baxaan dhamaan dadka xoogga ku heysta dhulka Koofurgalbeed gaar ahaan dhulka labada webi u dhaxeeya.
-
Ugu dambeeyn waxaan ugu yeereynaa muwaadhiniinta dowlad goboleedkeenna in ay ku soo biiraan taageerada gole loo sameyn doono horumarinta arrimaheenna siyaasadda, dhaqaalaha, dhaqanka iyo horumarinta ijtimaaciga ah ee dawlad goboleedkeenna gaar ahaan waqtigan adag ee hadda lagu jiro iyadoo la hoos joogo dawladda federaalka ee Soomaaliya. Haddii aad wax su’aalo ah qabtid, fadlan kala soo xiriir guddiga qabanqaabada ee arrimaha golahan e-mailkan: [email protected]
-
Dr. Mohamed Ali Hamud
-
Adv. Mahamed Abukar Mahamud
-
Dr. Abdi Muse Mayow
-
Dr. Nur Faqi Osman
-
Dr. Abdalla A. Mohamed
-
Colnel Ibrahim Yahya Hassan
-
Sheikh Abdisalam A. Hussein MA, GS(NGOs)
-
Prof. Ahmed Abdul-Lahi Ahmed
-
Dr. Ahmed Ali Ibrahim
-
Suldan Abdullahi Shekh Osman
-
Malaaq Mukhtar Mohamed Aden
-
Dr. Hassan Shekh Osman Gasba
-
Professor Mohamed Munye Kassim
-
Dr. Aden Matan Hasan
-
Dr. Avv. Ali Mohamed Mohamud (Appollo)
-
Prof. Said Mahamed Ali
-
Prof. Abdi Mohamed Kusow
-
Colonel Mohamed Ali Atosh
-
Eng. Ali Abukar Husen
-
Colonel Mohamed Sheikh Hassan
-
Eng. Muse Abdullahi Abdi
-
Drs. Hareedo Ibrahim Mohamud (Boolis)
-
Dr. Mahamed Abdul-Lahi Abdi (Idi)
-
Ali Haji Mukhtar
-
Dr. Haji Isse Shekh Ismail Ali
-
Prof. Abdullahi A. Osman, Ph. D.
-
Eng. Shuti Ali Suber
-
Mohamed Abow Mayow
-
Col. Omar Nur Ahmed
-
Abdirashid Ibrahim Hussein
-
Prof.Shekh Ibrahim Abdi Mahamud
-
Abdulkadir Mohamed Ali
-
Haji Mahamud Isse
-
Hassan Sheikh Osman (Hassan Yarow)
-
Drs. Asha Abukar Husen
-
Yusuf Mohamed Ali (Yusuf Maamow)
-
Eng. Hamud Haji Aden
-
Eng. Abdulkadir Mohamed Abow
-
Drs. Faduma Abdul-Lahi Adow
-
Dr. Ali-nuur Omar Abdulle
-
Mahamed Sheikh Abdiwahab “Geelle”
-
Dr. Hassan Haji Abukar
-
Mahamed Yusuf Ahmed
-
Dr. Abdisalam Ali Ma’allin
-
Nurto Harqaalle Nur Gashaan
-
Ahmed Mohamed Yusuf (Dalmar)
-
Eng. Abdul-Qaadir Shekh Ibrahim Omar
-
Yasin Abiikar Ali
-
Eng. Abdulkadir Haji Amiin
-
Habibo Hasan Yoonis “Buurow”
-
Abshir Omar Abdulle
-
Abukar Mahamed Abukar
-
Ali Said Haji Aliyow
-
Mohamed Sharif Ali (Sharif Asparo)
-
Nabadoon Ali Osman Moallim Muuse (Afarre)
-
Ibrahim Abokor Ashar
-
Nabadoon Haji Mahamed Osman Omar “Yaraase”
-
Aweys Sheikh Muhdiin
-
Mahamed Ali Abdi
-
Eng. Mohamed Hassan Birkan
-
Col. Abdi Ali Abdul-Lahi
-
Hassan Haji Mad-Jiroon
-
Dr. Abdul-Lahi Abdi Ali
-
Colonel Omar Ali Ibrahim (Omar Bongo)
-
Colonel Mohamed Shekh Sidow
-
Eng. Abdul-Lahi Aden Ibrahim
-
Shamsa Haji Ali
-
Drs. Nurto Hassan Birkan
-
Dr. Nur Mahamed Abukar
-
Saciid Sh. Ali Sh. Hassan (Saacidow)
-
Prof. Mahamed Ahmed Husen “Deeq-Alle”
-
Dowlay Ali Kassim
-
Col. Abdul-Qadir Ali Osman
-
Eng. Ali Barre Mohamed
-
Prof. Abdul-Lahi Shekh Mahamed
-
Dr. Hassan Aden Hassan
-
Abdi-Jabar Ahmed H. Tifow
-
Abdulkadir Sheikh Osman Jawari
-
Isaaq Liibaan
-
Mukhtar Eden Hassan
-
Col. Mahamed Ali Osman
-
Ali Wardheere
-
Abdul-Qadir Moallim Abdul-Lahi (Araye)
-
Isaaq Hassanow (Unicef)
-
Abdul-Lahi Hersi Abdi
-
Mukhtar Mursal
-
Abdi-Karim Shekh Abdul-Lahi Moallim
-
Isaaq Muumin
-
Abdi-Rashid Abukar Husen
-
Adan Qalamow
-
Mahamud Aden Mahamed “Keyse”
-
Hassan Barre Mohamed
-
Salah Mahamed Hussen
-
Dahir Sheikh
-
Ali Husen Ali “Yarow”
-
Abdullahi Haji Aliyow
-
Maryan Harqalle Nur Gashaan
-
Khalid Shekh Ibrahim Abdi
-
Isaaq Sheikh Abdirahman
-
Abdi-Hakim Ali Osman
-
Ahmed Sheikh Muhdiin
-
Abdi-Asiis Ahmed Abdul-Lahi “Barlamaan”
-
Abdirahman Abdullahi
-
Abdi-Risaq Shekh Ibrahim Omar
-
Abdiqaadir Makaay
-
Nabadoo Abdi Husen Karuud
-
Aydrus Mahamed Abdul-Qadir
-
Mohamed Sheikhey
-
Abdul-Qadir Mahamed Hasan Fiqi
-
Liban Abdulkadir Zoppe
-
Abdalla Abdul-Qadir Omar “Bostaale”
-
Fowsi Abdulrahim Mumin
-
Yusuf Ali Aden
-
Isaak Mohamud (Isaak Facia)
-
Mohamed Abdulwahab Sheikh Nunow
-
Mohamed Omar Abukar
-
Jamila Omar Abukar
-
Abdirashid Abdulrahim Mumin
-
Nabadoon Abdu-Raxmaan Mahamed Abdul-Qadir
-
Sheikh Abdiwahid Saalah Isaaq
-
Mohamed Ali (Diithey)
-
Deqa Hassan Birkan
-
Mohamed Ahmed Hassan “Dalab”
-
Abdikarim Mohamed Ali (Yanyurow)
-
Dr. Mahamud Mohamed Isaaq
-
Abdirizak Sheikh Muhidin
-
Abba Sheikh Abu Madar
-
Zayid Ali Mohamed
-
Abdullahi Sidow
-
Omar Ali Abdirahman
-
Mohamed Nur Sheikh Abdullahi
-
Abdullahi Yusuf Sidow
-
Ibrahim Abdi Gamas
-
Mohamed Abdullahi Abdiyow
-
Nabadoon Yusuf Mahamed Moallim Jaldha
-
Mohamed Nur Sheikh “Ufurow”
-
Ibrahim Abdulkadir Sheikh
-
Yusuf Sheikh Adow
-
Mohamud Mad Yarow
-
Mohamed Moalin Ahmed “Picolo”
-
Sharif Ahmed Sheikh Hussein
-
Abdirahman Ahmed Hussein (Malla)
-
Ali Mohamed Kusow
-
Mukhtar Mohamed Ali
-
Hussein Ali Hussein
-
Drs. Habiba Haji Abukar
-
Ahmed Mohamud (Garamello)
-
Mustaf Isaq Ahmed
-
Mohamed Ali Nur
-
Eng. Abdullahi Abdinuur
-
Hassan Sheikh Aden
-
Issak Nur Jiley
-
Mahamed Ahmed Husen
-
Mustaf Hussein Hassan
-
Abdi Ali Nur
-
Dahir Husen Ali "Yarow"
-
Abdirashid Abdinuur
-
Abdi-Salaan Shekh Abdul-Lahi
-
Muhidiin Cali Hassan
-
Kamal Abdi-Rahman Geelle
-
Hussein Ali Hussein(Hussein olow)
-
Amina Mohamed Ali (Girra)
-
Ahmed Haji Hussein Hassan
-
Mohammed Abukar Abdi
-
Fartun Mohamed Kusow
-
Abdullahi Mohamed Kusow
-
Ahmed Mohamed Musow
-
Ali Ibrahim Yusurow
-
Hussein Moalim
-
Abdulahi Mohamed
-
Isak Eden
-
Hussein Sheikh Ali
-
Lul Ali
-
Mohamed Ali
-
Abuukar Abdulahi
-
Fooziyo Marshaale
-
Nuura Hassan
-
Mohamed Ahmed
-
Nuney Ibdow
-
Hillowle Mohamed
-
Ismail Nur
-
Feysal Edan
-
Abdi Abdulle
-
Hussein Abaa
-
Dinow Isak
-
Abdirahman Said
-
Jamilo Mohamed