Maamulka Jubbaland oo ku biiray maamul goboleedyada ka hor yimid go'aankii dowladda

 

Axad, May, 26, 2019 (HOL)-Maamul goboleedka Jubbaland ayaa ku biiray maamul gobolleedyada dalka qaarkood ee ka hor yimid go'aankii dowladda Soomaaliya ee habraaca doorashooyinka dowlad gobolleedyada,

newsinside War Saxaafadeed ka soo baxay Maamulka Jubba ayaa lagu sheegay in  qoraalkaas uusan waafaqsanayn dastuurka sidaa awgeedna ay xaq u leedahay  maamulka Jubba inuu qabto doorasho xor ah.

Halkan ka aqriso qoraalka ka soo baxay Maamulka Jubbaland :

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]