Qarax ayaa ruxay magaaladda Muqdishu

Isniin, Maarso, 13, 2017 (HOL) –Qarax weyn ayaa ruxay magaaladda Muqdishu, xajmiga qaraxa waxaa laga maqlay magaaladda oo dhan.

Qaraxa waxaa uu ka dhacay, nawaaxiga isgooyska dabka ee muqdishu 

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco. 

 

More News