AKHRISO: Puntland oo Warbixin kasoo saartay Dagaalkii Gaalkacyo & Safarkii RW Soomaaliya


Sabti, November 28, 2015 (HOL) — Maamulka Puntland ayaa war-muriyeed ka soo saaray safarkii uu RW Somalia ku tagay Gaalkacyo, qodobadii kulankoodii Garoowe kasoo baxay iyo dagaalkii saakay ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

War-murtiyeedka maamulka Puntland ayaa lagu xusay in Puntland ay ka ogolaadeen RW Soomaaliya afar qodob oo uu soo jeediyay oo ay ka mid tahay sidii loogu soo dabaali lahaa nabad magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Haddaba; AKHRISO – War-murtiyeedka uu Maamulka Puntland soo saartay;


Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya