INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN
Cali Ismaaciil Shiikh Cali

Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday allaha u naxariistee marxuum Cali Ismaaciil Cali.

Waxaa geerida Marxuum Cali la ogeysiinayaa dhammaan eheladeeda meel kasta oo ay joogaan.

Waxaanan ilaaheey uga baryeynaa in uu Jannadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo. AAMIIN AAMIIN l

Halkaan ku dhaaf Tacsidaada

 

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN
Marxuum Cawad Axmed Cashara

Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday allaha u naxriistee marxuum Cawad Axmed Cashara.

Marxuumka oo Xildhibaan hore ahaa ayaa sidoo kale xilal kala duwan ka soo qaybtay dowladda dhexe iyo dowlad goboleedka Puntland.

Waxaa si weyn loogu xasuusandoonaa codkarnimadii uu kaga qayb-gali jiray doodihii ka dhex-dhici jiray baarlamaanka Soomaaliyeed.

Waxaan ilaaheey uga baryeynaa inuu jannadii Fardowsa ka waraabiyo. AAMIIN AAMIIN

Halkaan ku dhaaf Tacsidaada