INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN
"INNAA LILLAAHI WAINNAA ILEYHI raajicuun waxaa bishan Aug 11, 2017 ku geeryooday Muqdishu marxuum Xassan Cabdi Shiddo oo ahaa masuul xilal kala duwan kasoo qabtey Somalia. Waxaa geeridiisa la ogeysiinayaa dhamaan Eheladiisa, qaraabadiisa iyo assaxaabtiisa ku kala nool dunida dacaladeeda waxaan ALLAH oga baryeynaa in uu JANNATUL FARDOWSA ugu bishaareeyo AMIIN, Reerkiisa, qaraabadiisa iyo assaxaabtiisana samir iyo imaan ka siiyo" |
INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN
|