Tacsida Marxuumd Hodan Yusuf Ismaaciil


Waxa magalada London ku geeriyootay allaha u naxariiste Marxuumad Hodan Yuusuf Ismaaciil .

Waxaa si gaar ah loogu tacsiyadeynayaa reer Yuusuf Ismaaciil gaar ahaan Siraad Yuusuf Ismaaciil geerida walaasheed Hodan.

Waxa tacsidaan sidoo kale gaarsiinayaa dhammaan eheledi iyo qaraabadii ay baxday marxuumad Hodan Yuusuf Ismaaciil. Waxaan alla uga baryeeynaa inuu Jannadii ka waraabiyo annagana samir iyo iimaan

Aamiin ! Aamiin !

Fadlan halkaan ku dhaaf tacsidaada


Tacsida Marxuum Ibraahim Xaashi Fiidow


Waxa magalada London ku geeriyooday allaha u naxariiste Ibraahim Xaashi Fiidow.
Waxaan tiiraanyada iyo murugada la wadaageynaa dhammaan qoyskii uu ifka kaga tagay

Waxa kaloon tacsi u dirrynaa dhammaan eheledi iyo qaraabadi uu ka baxay marxuumka. Waxaan alla uga baryeeynaa inuu Jannadii ka waraabiyo annagana samir iyo iimaan
Aamiin ! Aamiin !

Fadlan halkaan ku dhaaf tacsidaada

Tacsida Marxuum Xaaji Cali Maxamed Carab


Waxa magalada London ku geeriyooday allaha u naxariiste Xaaji Cali Maxamed Carab .

Marxuum Xaaji Maxamed Cali Carab lagu xasuusandoonaa qaybtii uu ka qaatay horumarinta iyo isku-xirka Jaaliyadda reer Hiiraan ee dalka Britain.

Waxaan alla uga baryeeynaa inuu Jannadii ka waraabiyo annagana samir iyo iimaan
Aamiin ! Aamiin !

Fadlan halkaan ku dhaaf tacsidaada