More Articles
Axad, October 5, 2025 (HOL) - Mas’uuliyiin ka kala socday Somaliland iyo Puntland ayaa markii ugu horreysay yeeshay kulan fool ka fool ah oo lagu qabtay magaalada Nayroobi, ee caasimadda dalka Kenya, 4–5 October 2025, kaas oo lagu gaadhay is-afgarad ku saabsan in labada dhinac ka wada shaqeeyaan amniga, nabada, iyo dhaqaalaha.
Warkii oo dhan
Sabti, October 4, 2025 (HOL) - Ciidamada dowladda Federaalka ayaa ku jira howlgal ay ku doonayaan inay kusoo afjaraan koox ka tirsan Alshabaab oo weli ka dhex dagaalamaya Godka Jilacow oo ah xabsi ay si gaar ah amnigiisa gacanta ugu haysay hay’adda NISA.
Jimco, October 3, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa faray laamaha amniga in aan magaalada Muqdisho lagu dhex wadi karin gaadiid ciidan oo aan ahayn kuwa hay’adaha amniga ee dowladda.
Khamiis, October 2, 2025 (HOL) - Shir ay magaalada Nairobi ku yeesheen madaxweynayaasha Jubbaland, Puntland iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliya, ayaa lagu gaaray in si dhaqso ah shir loogu yeero dhammaan qaybaha siyaasadda Soomaaliya si xal qaran looga gaaro caqabadaha jira.
Arbaco, October 1, 2025 (HOL) - Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday hakinta qayb ka mid ah howlgalkeeda caadiga ah, kadib markii dowladda Mareykanka ay gashay xaalad xirnaan dowladeed (government shutdown) oo saameynaysa adeegyada dowladda dhexe.
Talaado, September 30, 2025 (HOL) - Safiirka dowladda Soomaaliya ee dalalka Tanzania iyo Congo Danjire Ilyaas Cali Xasan ayaa ku guuleystay inuu kasoo daayo xabsiyo ku yaala dalka Congo muwaadiniin Soomaaliyeed oo halkaas muddo ku xirana, kadib wada hadal uu la galay masuuliyiin ka tirsan dowladda Congo.