More Articles
Khamiis, October 23, 2025 (HOL) - Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa ku xiray sii deynta maxaabiista ciidamada Somaliland ee ay gacanta ku hayaan, in la gaaro heshiis nabadeed oo lagu soo afjarayo colaaddii ka dhacday gobolka Sool.
Warkii oo dhan
Arbaco, October 22, 2025 (HOL) - Bangiga Horumarinta iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya, ayaa sheegay in xiritaanka Hay’adda Maraykanka u qaabilsanayd Horumarinta Caalamiga ah (USAID) ay saameyn weyn ku yeelatay dhaqaalaha dalka.
Talaado, October 21, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisaalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa Masar, Badr Abdelatty oo ku kulmay shirweynaha shanaad ee Aswan ee Nabadda iyo Horumarka Joogtada ah, ayaa ka wada hadlay diyaarinta qorshaha lagu soo dirayo ciidamo Masar ah oo qayb ka noqon doona Hawlgalka AUSSOM.
Isniin, October 20, 2025 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyay guddoomiyahii maamulka gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye.
Axad, October 19, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya oo kaashanaysay Booliiska Caalamiga ah ee Interpol, ayaa ku guuleysatay in magaalada Muqdisho ay kasoo dajiso eedeysane Jaamac Cabdi Maxamuud, oo ahaa agaasimihii hore ee Isbitaalka Qardho, kaasoo ku eedeysan falal kufsi.
Sabti, October 18, 2025 (HOL) - Arday Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Mustaf Maxamed Takoy, oo 30 jir ah, ayaa waayay deeq waxbarasho oo uu ka helay dalka dalka Denmark sababo la xiriira baasaboorka Soomaaliya.