More Articles
Talaado, November 4, 2025 (HOL) - Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa maanta albaabada isugu soo dhuftay goob haweenka qaada Uurka sharci darada ah ilmaha loogu soo xaaqo oo ku taalay degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho.
Warkii oo dhan
Isniin, November 3, 2025 (HOL) - Taliska Ciidanka Danab ee Puntland ayaa sheegay in maamulka hadda jooga uu joojiyay dhammaan xuquuqdoodii iyo mushaarkii ay ku lahaayeen, isla markaana ciidankooda lagu hayo hanjabaad joogto ah.
Axad, November 2, 2025 (HOL) - Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa ku wargelisay shirkadda diyaaradaha ee Flydubai in ay si buuxda ugu hoggaansanaato shuruudaha fiisaha gelitaanka Soomaaliya, kaddib markii la ogaaday in rakaab ay shirkaddu keentay magaalada Hargeysa aysan haysan fiisaha elektaroonigga ah (e-Visa) ee waajibka ah.
Sabti, November 1, 2025 (HOL) - Switzerland ayaa qorsheyneysa inay si qarsoodi ah ugu celiso Muqdisho dhowr muwaadiniin Soomaaliyeed, iyadoo sameynaysa duulimaad qarsoodi ah. Weli lama oga kaalinta ay dowladdu Soomaaliya ku leedahay arrintan.
Jimco, October 31, 2025 (HOL) - Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisiciid Muuse Cali, ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland in garoonka diyaaradaha ee Boosaaso uu noqday meel hakad ku sameeyaan diyaarado si joogto ah uga duulayay Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE) oo u sii socday dalalka Liibiya iyo Suudaan.
Khamiis, October 30, 2025 (HOL) - Wararka laga helayo ilo gudaha ah ayaa sheegaya in in ka badan 2,500 askari oo ku kala sugan magaalooyinka Garoowe, Boosaaso iyo Gaalkacyo ay caawa heleen lacag dhan $200, oo uga timid Dowladda Federaalka Soomaaliya.