More Articles
Sabti, Agoosto 30, 2025 (HOL) - Madaxweyne Cabdiqaadir Axmed Cali Firdhiye ayaa ku guulaystay madaxweynaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, kaddib markii musharax Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo wareegga labaad la tartami lahaa uu ka tanaasulay doorashada.
Warkii oo dhan
Jimco, Agoosto 29, 2025 (HOL) - Sida ay werisay majaladda Fox News, afhayeen u hadlay Waaxda Arrimaha Dibadda Maraykanka ayaa sheegay in aanay hadda jirin wadahadallo u dhexeeya Maraykanka iyo Somaliland oo ku saabsan aqoonsiga.
Khamiis, Agoosto 28, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u daahfurtay adeeg cusub oo Online ah, kaas oo dadka ajaanibta ah ugu sahlaya inay si toos ah u dalbadaan fiisaha dal-ku-galka Soomaaliya. Waa markii ugu horraysay ee dalka laga hirgeliyo nidaam noocan ah.
Arbaco, Agoosto 27, 2025 (HOL) - Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in aysan jirin wax cabsi ah oo ay ka qabto in ciidamada Masar la keeno Soomaaliya si ay uga qeyb qaataan howlgalka nabad ilaalinta ee Midowga Afrika.
Talaado, Agoosto 26, 2025 (HOL) - Dowladda Kenya ayaa ku howlan dhexdhexaadinta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland xilli xiisadda iyo khilaaf siyaasadeed ee ka dhex taagan uu marayo meel adag.
Isniin, Agoosto 25, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqay isfaham siyaasadeed oo cusub oo lagu xoojinayo midnimada qaran, dowlad-dhiska iyo amniga dalka.