9/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, Juun 28, 2023

Arbaco, Juun, 28, 2023 (HOL) - Golaha Ammaanka ee QM ayaa cod aqlabiyad ah ku meel mariyey qaraar lix bilood ah oo lagu kordhinayo illaa bisha December ee soo socota xilliga hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Juun 27, 2023

Talaado, Juun, 27, 2023 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal badan ku bixineysa sidii dalka looga qaadi lahaa Cunaqateynta hubka saaran soomaaliya oo ay Qaramada Midoobay saartay Sanadkii 1992-kii xiligaas oo ay dhacday Dowladdii Kacaanka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Juun 26, 2023

Isniin, Juun, 26, 2024 (HOL) - Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa si rasmi ah u shaaciyay in wax laga beddelayo habkii lagusoo dooran jiray madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Juun 25, 2023

Axad, Juun, 25, 2024 (HOL) - Kulan maanta ka dhacay magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa lagu doortay madaxweynaha ku meel gaarka ah ee maamulka Hiiraan State inuu noqdo Cali Jeyte Cismaan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Juun 24, 2023

Sabti, Juun, 24, 2024 (HOL) - SSC-Khaatumo ayaa Somaliland ku eedaysay in ay Laascaanood ka gaysteen duqayn aan kala sooc lahayn oo sababtay dhimasho dad shacab ah iyo burbur.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Juun 23, 2023

Jimco, Juun, 23, 2023 (HOL) - Taliyihii hore ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, S/Gaas, Odowaa Yuusuf Raage, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay sababtii dhawaan xilka looga qaaday, kadib wareysi uu siiyay laanta Af-Soomaliga ee VOA-da.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]