9/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, Luulyo 4, 2023

Talaado, Luulyo, 4, 2023 (HOL) - Ciidamada amniga Dowladda federalka ayaa hal qof oo ku eedeysane usoo qabtay hoobiyayaal saakay waaberigii lagusoo tuuray magaalada magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Luulyo 3, 2023

Isniin, Luulyo, 3, 2023 (HOL) - Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa sheegay inay socdaan qorshayaal lagu fashilinayo guulaha reer Hiiraan ay ka gaareen dagaalka Alshabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Luulyo 2, 2023

Axad, Luulyo, 2, 2023 (HOL) - Dhacdo naxdin leh ayaa ka jirta Deegaanka Tareedisho ee duleedka Muqdisho, gaar ahaan qabuuraha Macalin Nuur, taasi oo ku aadan in meydadkii la aasay 50 sanno ka hor ay hadda la baxayaan eheladooda, kaddib markii dad aan la garaneynin ay xili habeen ah burburiyeen qabuuraha.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Luulyo 1, 2023

Sabti, July, 1, 2023 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay inay isisoo dhiibeen 12 dagaalame, kuwaas oo kasoo goostay kooxda Daacish ee ku sugan buuralayda Calmiskaad ee gobolka Bari.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Juun 30, 2023

Jimco, Juun, 30, 2023 (HOL) - Xildhibaanadda Beesha Xawaadle ee Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa si kulul uga horyimid xilka qaadistii Cali Jeyte Cismaan, islamarkaana weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha maamulkaas Cali Guudlaawe Xuseen.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Juun 29, 2023

Khamiis, Juun, 29, 2023 (HOL) - Puntland ayaa ka codsatay bankiga adduunka iyo hay’adda lacagta IMF, in la hakiyo oo dib loo dhigo dayn cafinta Soomaaliya, inta heshiis laga gaarayo nidaamka dowlad dhiska Soomaaliya.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]