9/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, Luulyo 10, 2023

Isniin, Luulyo, 10, 2024 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa weerar qorsheysan oo lagu dilay xubno ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab maanta ka sameeyay deegaanka Baraag Ciise ee gobolka Mudug.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Luulyo 9, 2023

Axad, Luulyo, 9, 2024 (HOL) - Xildhibaanada labada aqal ee federaalka ku matala Puntland, kuwaas oo Garowe u joogay xal u helista khilaafka Siyaasadeed ee madaxweyne Deni iyo mucaaradka, ayaa soo saaray war murtiyeed ay ku sheegayaan in aysan suurta gal ahayn in doorasha qof iyo cod ah xilligeedii laga qabto Puntland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Luulyo 8, 2023

Sabti, Luulyo, 8, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa caawa Isku shaandheyn kooban ku sameeyay golihiisa wasiirrada, taasoo saameysay wasiirkii maaliyadda ee xukuumaddiisa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Luulyo 7, 2023

Jimco, Luulyo, 7, 2024 (HOL) - Wasiirka maaliyadda Soomaaliya, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa laalay shaqo joojin uu ku sameeyay labo kamid ah agaasimayaasha wasaaradda maaliyadda, kuwaas oo kala ah, agaasimaha dakhliga iyo xisaabiyaha guud.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Luulyo 6, 2023

Khamiis, Luulyo, 6, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Haruuse ayaa beeniyay warar lagu faafiyay baraha internetka, kuwaasi oo sheegayay inuu iska casilay xilkiisa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Luulyo 5, 2023

Arbaco, Luulyo, 5, 2023 (HOL) - Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxay walaac weyn ka muujiyeen qorshaha bixitaanka ciidamada ATMIS, iyagoo ku tilmaamay qorshe aan horey looga fiirsan.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]