9/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Jimco, Luulyo 28, 2023

Jimco, Luulyo, 28, 2023 (HOL) - Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto Puntland ayaa ku dhaleeceeyay guddoonka Baarlamaanka Puntland go’aankii ay ku laaleen codsi ay beel gudbisay ee ku aaddana in la kordhiyo tirade Xildhibaannada Puntland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Luulyo 27, 2023

Khamiis, Luulyo, 27, 2023 (HOL) - Dablay hubaysan oo dhawaan jabhad kaga dhawaaqay buurta Gacan-libaax ee gobolka Saaxil ee Somaliland ayaa afduub u gaystay 8 qof oo laba kamid ahi saraakiil ciidan yihiin.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Luulyo 26, 2023

Arbaco, Luulyo, 26, 2023 (HOL) - Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada Dowladda, kuwaas oo aan la shaacin magacyadooda, ayaa loo xiray weerarkii isniintii lagu qaaday xerada Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo qof naftii hallige ah uu isku qarxiyay goob ciidamada lagu faylinayay oo gudaha xerada ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Luulyo 25, 2023

Talaado, Luulyo, 25, 2023 (HOL) - Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Sheikh Aadan Madoobe, ahna kusimaha madaxweynaha dalka, ayaa wax aan la aqbali karin ku tilmaamay dhacdadii shalay ka dhacday xerada ciidanka Jaalle Siyaad,

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Luulyo 24, 2023

Isniin, Luulyo, 24, 2023 (HOL) - Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Soomaaliya, Sacdiyo Yaasiin Samatar, ayaa ku eedeysay madaxweyne Deni inuu maanta ka celiyay in ay kasoo dagto garoonka diyaaradaha ee Garowe.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Luulyo 23, 2023

Axad, Luulyo, 23, 2023 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa si cad u diiday hadal dhawaan ka soo yeeray Madaxweynaha dowladda Kenya, Willian Ruto, hadalkaas oo ku saabsanaa jiritaanka wadahadal u dhaxeeya labada dowladood oo ku saabsan muranka badda.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]