9/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, Agoosto 15, 2023

Talaado, Agoosto, 15, 2023 (HOL) - Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas, Ibraahim Sheekh Muxiyaddiin, ayaa sheegay in aysan muqaan ififaalo ciidamada dalalka deriska ay kaga qeyb qaadanayaan wajiga 2-aad dagaalka ka dhanka ah Alshabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Agoosto 14, 2023

Isniin, Agoosto, 14, 2023 (HOL) - SSC-Khaatumo oo ka hadashay dagaalkii shalay dhexmaray iyaga iyo Somaliland, ayaa sheegtay in 6 qof oo rayid ahi ay ku dhinteen 19 kalena ku dhaawacmeen duqaymo ay Somaliland la beegsatay Laascaanood.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Agoosto 13, 2023

Axad, Agoosto, 13, 2023 (HOL) - Agaasimihii madaxtooyada Soomaaliya, Xuseen Sheikh Mxamuuud, ayaa si rasmi ah u shaaciyay in uu iska casilay xilkiisii uu hayay tan iyo laga soo billaabo 23 May, 2022.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Agoosto 12, 2023

Sabti, Agoosto, 12, 2023 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanayay saaxiibada Caalamka ayaa howlgal qorshaysan oo ka dhan ah Alshabaab, waxay ka fuliyeeen deegaannada Baladul-Amiin iyo Baladul-Kariim oo ka tirsan Shabeellada Hoose.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Agoosto 11, 2023

Jimco, Agoosto, 11, 2023 (HOL) - 4 askari oo ka tirsan Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa lagu dilay dagaalkii maanta degmada Goda-yar ku dhexmaray ciidanka booliiska iyo jabhada buurta Gacan-libaax, sida ay HOL u xaqiijiyeen ilo ka agdhow ciidanka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 10, 2023

Khamiis, Agoosto, 10, 2023 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya maanta ka sameeyeen degmada Galhareeri ee gobolka Galgaduud.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]