9/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, Agoosto 21, 2023

Isniin, Agoosto, 21, 2023 (HOL) - Wasiirka isgaarsiinta iyo teknooljiyada xukuumadda Soomaaliya, Jaamac Xasan Khaliif ayaa ka hadlay sababta ugu weyn ee ay dowladdu u xirayso isticmaalka baraha bulshada, sida Tiktok, 1xbet iyo Telegram.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Agoosto 20, 2023

Axad, Agoosto, 20, 2023 (HOL) - Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknooloojiyada ee xukuumadda Soomaaliya, ayaa maanta soo saartay amar lagu xirayo baraha internetka sida Tiktok, Telegram iyo 1XBET.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Agoosto 19, 2023

Sabti, Agoosto, 19, 2023 (HOL) - Afhayeenka ciidanka Booliiska, Saddiiq Aadan Cali Doodishe ayaa ka warbixiyay howlgal ay ciidanka Booliisku kusoo qabteen sarkaal ciidan oo lagu magacaabo Axmed Cali Sheegow (Jeneraal Sheegow).

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Agoosto 18, 2023

Jimco, Agoosto, 18, 2023 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Cabdixakiim Maxamed Yuusuf, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 17, 2023

Khamiis, Agoosto, 17, 2023 (HOL) - Siyaasiyiinta kasoo jeeda Somaliland ee ku jira Dowladda federalka Soomaaliya, ayaa si adag u cambaareeyay dilkii Abwaan Jaamac Kediye Cilmi, iyagoo ku baaqay in lagula xisaabtamo madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Agoosto 16, 2023

Arbaco, Agoosto, 16, 2023 (HOL) - Abwaankii waynaa ee Soomaaliyeed Jaamac Kadiye Cilmi, ayaa galabta ku geeriyooday madaafiic la sheegay in ciidamada Somaliland ay la beegsadeen magaalada Laascaanood.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]