9/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, Agoosto 27, 2023

Axad, Agoosto, 27, 2023 (HOL) - War murtiyeed ayaa caawa kasoo baxay shirka wadatashiga qaran ee Dowladda federalka, dowladaha xubnaha ka ah iyo maamulka gobolka Banaadir, kaasoo uga socday magaalada Dhuusomareeb.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Agoosto 26, 2023

Sabti, Agoosto, 26, 2023 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furay shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Agoosto 25, 2023

Jimco, Agoosto, 25 , 2023 (HOL)- Taliyihii Guutada 12aad ee Ciidamada Somaliland ee aagga Maraagga ee bariga magaalada Laascood, ayaa la rumaysanyahay in uu kamid yahay askar ay saaka ciidamada SSC Khaatumo qabteen.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 24, 2023

Khamiis, Agoosto, 24, 2023 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa jawaab ka bixiyay hadal shalay kasoo yeeray hanti dhowrka Dowladda Soomaaliya, kaasoo ku eedeeyay Puntland inay xaraashtay xeryihii ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, loona adeegsaday in lagu daro dhismaha dekedda Garacad.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Agoosto 23, 2023

Arbaco, Agoosto, 23, 2023 (HOL) - Hanti dhowraha guud ee dowladda Soomaaliya, Axmed Ciise Guutaale, ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland in uu xaraashay qaar kamid ah xeryihii ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee kuyiilay gobolka Mudug.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Agoosto 22, 2023

Talaado, Agoosto, 22, 2023 (HOL) - Wasaaradda gaashaandhigga dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in howlgalka lagu xoreynayo degaanada Galmudug ay ka qeyb galayaan markii ugu horreysay, ciidamada cirka Soomaaliya oo ay adeegsanaya diyaarado dagaal.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]