9/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, September 3, 2023

Axad, September, 3, 2023 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgal Miletiri oo shalay ka dhacay deeegaanka Dumaaye ee gobolka Mudug in lagu dilay 167 xubnood oo Al-shabaab ah, kuwaas oo ay ku jiraan sadax horjooge, islamarkaana lagu dhaawacay 87 kale oo maleeshiyaad ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, September 2, 2023

Sabti, September, 2, 2023 (HOL) - Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in duqayn lagu burburiyay saldhiggii kooxda Alshabaab ee Dumaaye oo hoos tagta Xarardheere.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, September 1, 2023

Jimco, September, 1, 2023 (HOL)- Somaliland ayaa sheegtay in si arxan daro ah loola dhaqmay askarteeda dagaalkii Jimcihii hore lagu qabtay, ee ku xidhan magaalada Laascaanood.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 31, 2023

Khamiis, Agoosto, 31, 2023 (HOL) - Korneel Mukhtaar Xasan Tifow Shaah-macabe oo ahaa taliyihii guutada Khaalid Bin Waliid ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa la waayay wixii ka dambeeyay weerarkii xerada Cowsweyne.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Agoosto 30, 2023

Arbaco, Agoosto, 30, 2023 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo mudo ku dhaw hal bil ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug oo uu u tagay hoggaaminta dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab ayaa warar soo baxaya waxay sheegayaan inuu ku wajahan yahay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Agoosto 29, 2023

Talaado, Agoosto, 29, 2023 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka dhawaajiyay in la joogo waqtigii lala xisaabtami lahaa, kuwa uu sheegay inay awooddii ciidanka la siiyay ku tagri faleen.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Agoosto 28, 2023

Isniin, Agoosto, 28, 2023 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab ay Maanta dib ula wareegtay deegaanka wabxo.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]