9/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, Luulyo 25, 2020

Sabti, Luulyo 25, 2020 (HOL) - Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta mudanayaasha aqalka hoose ee Baarlamanka ay xukuumaddiisa kala laabteen kalsoonida ayaa waxa uu caawa ka hadlay arrintaas, waxa uuna ugu horreyn sheegay in wixii maanta ka dhacay Golaha shacabka ay ahaayeen wax baal marsan sharciga dalka, balse isagoo u turaya shacabka uu xilka iska casilay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Luulyo 24, 2020

Jimco, Luulyo 24, 2020 (HOL) - Sida ilo lagu kalsoonyahay u sheegaan Hiiraan Online, waxaa shalay laga celiyey hawada Soomaaliya diyaarad ay leedahay shirkadda duullimaadyada Jetways oo ka diiwaan-gashan dalka Kenya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Luulyo 23, 2020

Khamiis, Luulyo 23, 2020 (HOL) - Degaano katirsan gobolka Sanaag ee Puntland ayaa laga barakacay kadib markii kooxda Al-shabaab ay xoog kula wareegeen guryihii iyo dhul beereedkii degaanadaas ku yiilay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Luulyo 22, 2020

Arbaco, Luulyo 22, 2020 (HOL) - War murtiyeed ayaa lagasoo saaray shirkii Dhuusomareeb uga socday dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada, kaasoo looga hadlayay arimaha doorashada soo socota ee la isku khilaafsanaa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Luulyo 21, 2020

Talaado, Luulyo 21, 2020 (HOL) - Puntland ayaa maanta Muqdisho xaalad caafimaad awgeed ugu qaaday 4 askari oo ay waxyeelo kasoo gaartay cunto loogu daray quraarad la shiiday.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Luulyo 20, 2020

Isniin, Luulyo 20, 2020 (HOL) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Cumar Finish, ayaa shaaciyay in 17 qof oo shacab ah lagasoo badbaadiyay guri saddex dabaq ah oo kusoo dumay.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]