9/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, Agoosto 30, 2020

Axad, Agoosto 30, 2020 (HOL) - Diyaaradda Turkish Airlines ayaa si deg deg ah uga degtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho wax yar uun ka dib markii ay duushay, sida ay xaqiijiyeen saraakiil dowladda katirsan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Agoosto 29, 2020

Sabti, Agoosto 29, 2020 (HOL) - Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in la gaaray waqtigii dib u qiimeyn lagu sameyn lahaa waajibaadka xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, oo ay dowladdu ku eedeysay inuu yar yahay awooda uu ku bixiyo taageerada siyaasadeed iyo caawinaada farsamo ee ku saabsan ajandaha dowlad dhisida Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Agoosto 28, 2020

Jimco, Agoosto 28, 2020 (HOL) - Xildhibaanada barlamaanka Galmudug ayaa sheegay in aysan diyaar u ahayn mooshin, iyagoo hadalkaan kaga jawaabayay kadib markii maalmahaan warbaahinta laga tebinayay in mooshin lagasoo gudbiyay guddoomiyaha barlamaanka Galmudug, Maxamed Nuur Gacal.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 27, 2020

Khamiis, Agoosto 27, 2020 (HOL) - Warsaxaafadeed kasoo baxay shirkii magaalada Garowe uga socday Puntland iyo Jubbaland ayaa lagu sheegay in madaxda labada maamul ay qeyb ka ahaanayaan shir wadatashi oo Muqdisho ka dhacaya loogana hadlayo sidii xal siyaasadeed looga gaari lahaa doorashooyinka Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Agoosto 26, 2020

Arbaco, Agoosto 26, 2020 (HOL) - Dawladda Soomaaliya ayaa siisay Kenya shan shuruudood ka hor inta aan laga qaadin xayiraadaha saaran duulimaadyada Qaadka, sida ay qoreen warbaahinta dalka Kenya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Agoosto 25, 2020

Talaado, Agoosto 25, 2020 (HOL) - Ciidamada xoogga Soomaaliya ayaa sheegay in howl-gal ka dhan ah Alshabaab ay ka billaabeen deegaanno hoostaga maamulka Hirshabeelle.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]