9/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, September 29, 2020

Talaado, September 29, 2020 (HOL) - Madaxweyne Farmaajo ayaa kulan kale isugu yeeray madaxda dowladaha xubnaha ka ah federaalka ee ku sugan magaalada Muqdisho si ay uga wada hadlaan qaababka loo dhaqan gelin karo heshiiskii doorashada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, September 28, 2020

Isniin, September 28, 2020 (HOL) - Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya sidoo kalana soo noqday madaxweynaha maamulka Puntalnd Cabdiweli Maxamed Cali "Gaas" ayaa nasiib-darro ku tilmaamay fara-gelin mutaxan ee uu sheegay iney Soomaaliya ku hayaan dalalka Carabta qaarkood.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, September 27, 2020

Axad, September 27, 2020 (HOL) - Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Yamamoto iyo Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Beileh ayaa kala saxiixday heshiis labo geesood ah oo ku saabsan yareynta deynta ay Dowladda Soomaaliya ku leeyihiin seddex hay’adood oo ka tirsan dowladda Mareykanka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, September 26, 2020

Sabti, September 26, 2020 (HOL) - Labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Heshiiska siyaasadeed ee doorashada Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, September 25, 2020

Jimco, September 25, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Meertada 75-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa ka warbixiyey horumarrada dowladdu ay ka xaqiijisay amniga iyo siyaasadda, saameynta cudurka safmarka ah ee Karoona iyo caqabadaha dhaqaale ee uu sababay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, September 24, 2020

Khamiis, September 24, 2020 (HOL) - Ra’iisul wasaarahii hore ee Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu usoo jeediyay ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble in uusan soo magacaabin gole wasiirro oo cusub, taas bedelkdeeda uu lasii shaqeeyo wasiirrada sida gaarsiinta ah hadda ku shaqeeya.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]