9/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, Oktoobar 11, 2020

Axad, October 11, 2020 (HOL) - Ugbaad Cali Cabdullaahi oo ahayd hooyo haystay saddex carruur ah sidoo kalena ahayd arday jaamacaddeed, ayaa xalay lagu kufsaday laguna dilay magaalada Burco, sida ay warbaahinta u sheegeen qoyskeeda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Oktoobar 10, 2020

Sabti, October 10, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaadda janaasada ku tukaday, Alle ha u naxariistee, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladdii Kumeel-gaarka ahayd Marxuum Cali Khaliif Galeyr, oo aas qaran loogu sameeyey magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Oktoobar 9, 2020

Jimco, October 9, 2020 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya SNA iyo kuwa midowga Afrika ee howl-galka nabad-gelyo u jooga dalka ee AMISOM ayaa isku raacay howl-gal ballaaran oo ka dhan ah ururka Al-shabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Oktoobar 8, 2020

Khamiis, October 8, 2020 (HOL) - Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cali Khaliif Galaydh ayaa ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee caasimada dawlad deegaanka Soomaalida.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Oktoobar 7, 2020

Arbaco, October 7, 2020 (HOL) - Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya ayaa amartay in hay’adda nabad sugida ay hubin amni ku sameyso dhammaan shaqaalaha dowladda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Oktoobar 6, 2020

Talaado, October 6, 2020 (HOL) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamad Cabdi Waare ayaa kasoo horjeestay jadwalka doorashooyinka ay maanta soo bandhigeen guddiga farsamadda iyo soo xulista Baarlamaanka Labaad ee maamulka Hirshabelle.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]