9/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, May 28, 2024

Talaado, May, 28, 2024 (HOL) - Bangiga Horumarinta Afrika ayaa maanta dowladda Fedaraalka Soomaaliya ugu deeqay lacag dhan $18 Milyan oo dolar, taasoo loogu talo galay wax ka qabashada dhibaatooyinka ka dhasha isbadalka Cimlada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, May 27, 2024

Isniin, May, 27, 2024 (HOL) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay, Shabaabkii looga adkaaday dagaalladii ka dhacay degaanada Galmudug iyo Hirshabeelle, in ay isku arursadeen buuralada gobolka Bari ee Puntland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, May 26, 2024

Axad, May, 26, 2024 (HOL) - Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa soo saartay digniin amni, iyadoo kula talisay muwaadiniinta Mareykanka ee ku sugan Muqdisho inay muujiyaan taxadar dheeraad ah toddobaadka soo socda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, May 25, 2024

Sabti, May, 25, 2024 (HOL) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go’aankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu cunaqabateyn ku soo rogay saddex hoggaamiye oo ka tirsan Al-Shabaab, sida uu qabo qaraarka tirsigiisu yahay 2713.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, May 24, 2024

Jimco, May, 24, 2024 (HOL) - Wakiilka Somaliland ee Kenya ayaa sheegay in gobolka Sool aanu Somaliland ka go'i dooni, waxa kale oo uu sheegay in heshiiska Itoobiya iyo Somaliland uu horumar dhaqaale u horseedi doono gobolka.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]