9/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, May 6, 2021

Khamiis, May, 06, 2021 (HOL) - Dawladda Soomaaliya ayaa goor dhow soo saartay go’aan cusub oo dib usoo celinaya xiriirka diblumaasiyadeed ee ay la lahayd Kenya, ka dib heshiis ay gaareen labada dal, sida uu warbaahinta u sheegay wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Federaalka, Cabdiraxmaan Al -Cadaala .

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, May 5, 2021

Arbaco, May, 05, 2021 (HOL) -Iyadoo dhawaan guddi farsamo uu u saaray Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya xal u helida xiisadii ka dhalatay go'aankii Baarlamaanka ee muddo korarsiga, ayaa kulan ay ku yeesheen Muqdisho ugu danbeyntii waxaa ay xal hor dhac ah ka gaareen soo afjarida xiisadaasi,

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, May 4, 2021

Talaado, May, 04, 2021 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, May 3, 2021

Isniin, May, 03, 2021 (HOL) - Guddiga Midowga Afrika (AU) ayaa bogaadiyay go'aankii dhowaan uu soo saaray baarlamaanka Soomaaliya ee ahaa in dib loogu laabto heshiiskii doorasho ee 17 September 2020.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, May 2, 2021

Axad, May 02, 2021 (HOL) - Hotelka Decale ee magaalada Muqdisho ayaa caawa shir ku yeeshay xubo ka tirsan midowga Musharixiinta iyo wafdi ka socda dowladda Qatar oo xalay soo gaaray Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, May 1, 2021

Sabti, May 01, 2021 (HOL) - Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa soo dhaweeyay go'aankii uu maanta qaatay madaxweynaha Soomaaliya oo ku wareejiyay maamulka iyo amniga doorashada, isaga oo sheegay in uu la iman doono qorshe iyo hannaan lagu maamulayo doorashada.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]