9/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, Juun 6, 2021

Axad, Juun, 6, 2021 (HOL) - Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen eedeysane Bashiir Cabdi Xasan oo dhawaan la sheegay inuu Xaaskiisii Salaado Faarax Cali uu ku dilay degmada Warta-nabadda ee gobolka Banaadir.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Juun 5, 2021

Sabti, Juun, 5, 2021 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay duqeymaha diyaaradaha Kenya ay ka geysteen gobolka Gedo ee Soomaaliya oo ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen dad rayid ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Juun 4, 2021

Jimco, Juun, 4, 2021 (HOL) - Meydka afar dhalinyaro ah ayaa kusoo caariyey xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, iyadoo la soo sheegey in mid kale la la’yahay tan iyo khamiistii markii ay dabaal u aadeen xeebta Liido.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Juun 3, 2021

Khamiis, Juun, 3, 2021 (HOL) - Taliyaha ciiddanka asluubta Soomaaliya Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan, ayaa ugu baaqay madaxweynihii hore ee Soomaaliya , Xasan Sheikh Maxamuud inuu raali galin ka bixiyo shaqaaqo shalay dhex martay ilaaladiisa iyo ciidanka asluubta ee ilaalada xabsiga Xamar.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Juun 2, 2021

Arbaco, Juun, 2, 2021 (HOL) - Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay rasaas maanta lagu furay kolanyo gaadiid ah oo uu la socday madaxweynahii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Juun 1, 2021

Talaado, Juun, 1, 2021 (HOL) - Nafisa Cumar Geelle oo ahayd gabadh 11 jir ayaa maanta maydkeeda laga helay iyada oo ku dhex jirta Digsi weyn oo dhexyaalay qolka ay ku noolayd oo kuyaala xaafad kamid ah magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]