9/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Jimco, Juun 18, 2021

Jimco, Juun, 18, 2021 (HOL) - Taliska ciidanka Xoogga dalka ayaa faahfaahino dheeraad ah ka bixiyay qarax Ismiidaamin ahaa oo ka dhacay Saldhig ciidanka Xooga dalka ku leeyihiin deegaanka Biyo Cadde ee gobolka Sh/dhexe.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Juun 17, 2021

Khamiis, Juun, 17, 2021 (HOL) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo gudbiyay liiska xubnaha guddiyada doorashada heer Fedaraal iyo heer dowlad goboleed ee laga sugaayay inuu soo gudbiyo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Juun 16, 2021

Arbaco, Juun, 16, 2021 (HOL) -Wafdigan ka socda Beesha Caalamka ee maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa halkaasi kulan kula yeesheen madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Juun 15, 2021

Talaado, Juun, 15, 2021 (HOL) - Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaliyeed Jenaraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa si faahfaahsan uga hadlay qarax Ismiidaamin ahaa oo barqaninadii maanta ka dhacay afaafka hore ee Xerada tababarada Jenaral Dhagabadan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Juun 14, 2021

Isniin, Juun, 14, 2021 (HOL) - Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida Puntland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntey 17 nin oo ka tirsan ururka Alshabaab. Halka mid 18-aad oo lagu magacaabo Cabdirisaaq Axmed Buraale lagu xukumey Xabsi daa’in, sida lagu xusay go'aan maxkamadda kasoo baxay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Juun 13, 2021

Axad, Juun, 13, 2021 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Kenya ay dib u furan karto safaaraddeedii Muqdisho ayna dibloomaasiyiinteeda dib u bilaabi karaan howlahooda, taasoo ugu dambeyn soo afjari karta khilaafka labada dal.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]