9/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, Juun 24, 2021

Khamiis, Juun, 24, 2021 (HOL) - Wajiga koobaad ee dhismaha dekeda Berbera, oo ay hirgalisay shirkada DP World, ayaa maanta si rasmi ah loo furay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Juun 23, 2021

Arbaco, Juun, 23, 2021 (HOL) - Wafdigan uu hoggaaminayo Safiirka wadanka Sweden u fadhiya Soomaaliya Staffan Tillander ayaa goordhaw gaaray magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Juun 22, 2021

Talaado, Juun, 22, 2021 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku casuumay madaxda Golaha Wadatashiga Qaran shir Sabtida ka dhacaya magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Juun 21, 2021

Isniin, Juun, 21, 2021 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goordhaw oo Caawa ah halkaasi lagu dilay guddoomiyahii Ururka dhalinyarada gobolka Hiiraan Faarax Diir Cabdi Cali.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Juun 20, 2021

Axad, Juun, 20, 2021 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo Caawa ka dhacay degmada Hodan ee gobolka Banaadir, kaasoo la sheegay in lala eegtay gaari nooca raaxada ah oo marayay Isgoyska Taleex ee magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Juun 19, 2021

Sabti, Juun, 19, 2021 (HOL) - Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray liiska kama dambeyska ah ee wax ka badalka guddiyada doorashooyinka heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed, Guddiga Xalinta Khilaafaadka iyo kuwa Somaliland.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]