9/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, Luulyo 6, 2021

Talaado, Luulyo, 6, 2021 (HOL) - Booliiska Soomaaliya ayaa gacanta kusoo dhigay eedeesane loo haysto inuu dilay wiil yar oo shan jir ah oo ay hooyadiis u dhaxday, sida uu sheegay afhayeenka booliiska, G/lle Sidiiq Aadan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Luulyo 5, 2021

Isniin, Luulyo, 5, 2021 (HOL) - Puntland ayaa kasoo horjeesatay in hay’adda batroolka Soomaaliya ee Somali Petroleum Authority”, ay gasho heshiisyo caalami ah oo ku saabsan arrimaha shati bixinta shidaalka Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Luulyo 4, 2021

Axad, Luulyo 4, 2021 (HOL) - Waxaa goordhaw si rasmi ah usoo gabagaboowday doorashada guddoomiyaha cusub ee guddiga doorashooyinka dadban ee dalka Soomaaliya oo maanta ka dhacday magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Luulyo 3, 2021

Sabti, Luulyo 3, 2021 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay toban qof ku geeriyoodeen, halka tobaneeyo kalena ay ku dhawacmeen qarax is-miidaamin ah oo habeenkii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Luulyo 2, 2021

Jimco, Luulyo 2, 2021 (HOL) - Ciidamo Soomaaliya ay u dirtay Eritrea ayaa gudaha u galay dalka Itoobiya, sida uu sheegay Robert F. Godec, oo ah sii hayaha ku xigeenka xoghayaha Waaxda Arrimaha Afrika ee Mareykanka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Luulyo 1, 2021

Khamiis, Luulyo 1, 2021 (HOL) - Booliiska Soomaaliya ayaa shaaciyay in gacanta lagu soo dhigay rag falal burcadnimo ah ka geysan jiray magaalada Muqdisho, kadib howlgalo burcad sifeyn ah ah oo aay ka sameeyeen degmooyinka gobolka Banaadir.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]