9/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, Juun 9, 2024

Axad, Juun, 9, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada dowladda fedaraalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug iney ku guuleysteen kala qaadista maleeshiyo beeleed Shalay ku dagaalamay deegaanka Laandheere oo u dhaxeeya magaalooyinka Caabudwaaq iyo Xeraale.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Juun 8, 2024

Sabti, Juun, 8, 2024 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay khasaaraha ka dhashay weerarkii aroornimadii hore ee saakay ka dhacay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Juun 7, 2024

Jimco, Juun, 7, 2024 (HOL) - Wararka nagasoo gaaraya tuulada Buurawadal oo ku dhawaad 30km dhinaca waqooyi kaga beegan magaalada Garowe, balse katirsan gobolka Sool, ayaa sheegaya in halkaasi ay ka jirto xiisad colaadeed oo u dhaxeysa ciidamo ka kala tirsan maamulka Puntland iyo kuwa SSC Khaatumo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Juun 6, 2024

Khamiis, Juun, 6, 2024 (HOL) - Soomaaliya ayaa loo doortay in ay ka mid noqoto Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay muddo labo sano oo ka bilaabanaysa 2025-2026.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Juun 5, 2024

Arbaco, Juun, 5, 2024 (HOL) - Taliyaha ciidanka Booliiska Puntland Gaashaanle sare Muumin Cabdi Shire ayaa cabasho weyn ka muujiyay ciidanka PSF, isagoo ku eedeeyay inay beegsi joogto ah ku hayaan ciidanka booliiska.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]