9/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, Juun 15, 2024

Sabti, Juun, 15, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Deni ayaa caddeeyay inuu diyaar u yahay inuu dowladda Federaalka Soomaaliya la furo wada xaajood toos ah oo ku saabsan arrimaha masiiriga ah ee dowlad dhiska dalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Juun 14, 2024

Jimco, Juun, 14, 2024 (HOL) - Maareeyaha guud ee hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Fedaraalka ay wado qorshe garoon diyaaradeed cusub looga dhisayo magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Juun 13, 2024

Khamiis, Juun, 13, 2024 (HOL) - Wakaaladda wararka dalka Qatar QNA ayaa baahisay in Amiirka dalkaasi Qatar Amir Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani inuu kulamo gooni gooni ah uu khadka Talefanka kula yeeshay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Juun 12, 2024

Arbaco, Juun, 12, 2024 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay xukuumaddii hore ee Soomaaliya inay gacanta ku haysay qorshe ku aaddan in dhulka qabuuraha loo adeegsado in laga dhiso hotel ganacsi.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Juun 11, 2024

Talaado, Juun, 11, 2024 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa si rasmi u shaacisay iney u baahantay dhulka qabuuraha Iskuul Buluusiya ee ku yaala magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Juun 10, 2024

Isniin, Juun, 10, 2024 (HOL) - Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee xukuumadda Soomaaliya, Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene), ayaa sheegay dowladda federaalku inay dib -u-bilowday mashaariicda horumarineed ee horay uga socday degaanada Puntland.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]