9/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, Luulyo 3, 2024

Arbaco, Luulyo, 3, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in aanay jirin wax muujinaya in Itoobiya ay dib uga laabanayso heshiiskii is-afgaradka ahaa ee ay Somaliland la saxeexatay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Luulyo 2, 2024

Talaado, Luulyo, 2, 2024 (HOL) - Hantidhowrka guud ee Qaranka Soomaaliya Axmed Ciise Guutaale ayaa shir jaraa'id oo uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho kaga hadlay baaris ay ku sameeyeen laba xafiis oo ka mid ah hay'adaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Luulyo 1, 2024

Isniin, Luulyo, 1, 2024 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe ayaa si faahfaahsan uga hadlay qorshaha ciidamada ATMIS ay dalka uga baxayaan dhamaadka sanadkaan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Juun 30, 2024

Axad, Juun, 30, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi iyo wafdiga la socda ayaa maanta u ambabaxay Turkiga, halkaasoo ay uga qeyb galayaan wada hadallo u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya oo ay gar wadeen ka tahay dowladda Turkiga.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Juun 29, 2024

Sabti, Juun, 29, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay inay wada hadalo la galayso kooxda Al-Shabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Juun 28, 2024

Jimco, Juun, 28, 2024 (HOL) - Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ku geeriyooday Allah u naxariiste guddoomiyahii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]