9/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, Luulyo 9, 2024

Talaado, Luulyo, 9, 2024 (HOL) - Hogaamiyaha kooxda Daacish Soomaaliya, Cabdulqaadir Muumin, ayaa la ogaaday inuu nool yahay oo uu ka badbaaday duqayn cirka ah oo uu Maraykanku la bartilmaameedsaday 31-kii May ee sannadkan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Luulyo 8, 2024

Isniin, Luulyo, 8, 2024 (HOL) - Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Xasan ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal aroornimadii hore ee maanta ciidamada ku qaadeen Xaafadda Dab damiska ee degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Luulyo 7, 2024

Axad, Luulyo, 7, 2024 (HOL) - Maamulka jubbaland ayaa digniin u jeediyay dadka ku lugta leh colaadda ka taagan degmada Luuq ee gobolka Gedo, halkaas oo shalay iyo maanta uu dagaal xooggan ku dhexmaray labo maleyshiyo beeleed.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Luulyo 6, 2024

Sabti, Luulyo, 6, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii dhawaan kasoo baxay raysal wasaaraha dalka Ethiopia, Abiy Ahmed, kaasoo sheegay in aan loo baahnayn in ay Soomaaliya safarro badan u gasho si loo xalliyo khilaafka arrimaha badda ee kala dhaxeeya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Luulyo 5, 2024

Jimco, Luulyo, 5, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa ku ammaanay dowladda Turkiga kaalmada ay siiso Soomaaliya in ay tahay kaalmo aan dano gaar ah laga lahayn.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Luulyo 4, 2024

Khamiis, Luulyo, 4, 2024 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia, Abiy Axmed ayaa sheegay in aan loo baahneyn in Soomaaliya ay ku wareegto dalalka deriska iyo kuwa kale, iyadoo ka dacwoonaysa faragalin ay Ethiopia ku hayso midnimada Soomaaliya.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]