advertisements

Summons to Appear in Court - Baafin Maxkamadeed: Mahamad Xasan

BAAFIN MAXKAMADEED

Waxay maxkamadda magaalada Nedre Romerike  ee dalka Norway ay baafineysaa maqanaha: Mahamad Xasan wa in oo ugo danbeyn ku soo jawaaba maxkamdda si qoral ah ama in oo imaado 04.11.2016. Haddi ay jawaabta nogoto mid qoraal ah waa in ay maxkamada so gaarta ugo dambeyn 04.11.2016. Haddi uu eedaysanaha mudadaas ku soo jawaabi waayo, waxay maxkamadda ka gaaridoontaa xukun ka dhan ah taariikhdu markey tahay 09.01.2017 .

Haddi oo eedaysanaha imaan, waxa lagu dhawaaqi kara xakun, ku fadhiya cadeeynta maxkamada la hor keenay inti ay maxkamada socotay

Ogeeysistan waxa laga dhiga in ay kuso gartay oo kale, marki 4 isbuuc laga so ware
waqtiga warqada lagu dhajiyay golaha maxkadama, tas oo ah: 14.10.2016.

Wixii faahfaahin oo arrintaan la xiriira, Nedre Romerike tingrett, Jonas Lies gate 20, 2000 tillestr6m, Norge.

Maxkamada Degmada Nedre Romerike
MariStokkebryn