
The court of The Hague has summoned the missing person:
name: MAHAMED AHMED YUSUF, born in 1977 in Mogadishu, Somalia
born: 1977
last known address: Mogadishu, Somalia
to appear before the court during its session on: 8 August 2016 at 9:00 hours,
in relation to a submitted petition to receive a declaration that the missing person is legally presumed to be deceased.
For information: Mr. R.S. Sewdajal in The Hague, the Netherlands. (+31793311065) and e-mail address ([email protected])
BAAFIN MAXKAMADEED
Waxay maxkamadda magaalada THE HAGUE ee dalka Holland ay baafineysaa maqanaha:
Magaca: Maxamed Axmed Yuusuf
Sannadka dhalashada: 1977
Ku dhashay: Magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya
Meeshii ugu dembeysay ee lagu ogaa: Muqdishu dalka Soomaaliya
In uu horyimaado maxkamadda 8da bisha Agoosto ee 2016, saacadda marka ay tahay 9:00 subaxnimo
Arrintaan oo la xiriirta codsi horyaala maxkamadda oo lagu dalbanayo in la xaqiijiyo dhimashada qofka la baafinayo
Wixii faahfaahin ah kala xiriira: Mr. R.S. Sewdajal oo jooga magaalada THE HAGUE ee dalka Holland (+31793311065) and e-mail address ([email protected])