Dadweynaha sharafta leh waxaa lala socodsiinayaa munaasabad weyn oo lagu Daah-furayo Buug Cusub:
Xabbaddii Dunida Gilgishey:
Aaden-low iyo Dhacdadii Walwaal
Daahfurku wuxuu ka dhacayaa:
Goobta: Resource for London
356 Holloway Road, London N7 6PA
Taariikhda: Sabtida 9 Febraayo 2013
Saacadda: 1:30-5:30pm
Buses 4, 17, 29, 43, 153, 253, 259, 271, 279
Underground: Holloway Station.
Daahfurkan oo ah mid si weyn loo soo abaabulay, waxaa ka soo qaybgelayaa taariikhyahano, qorayaal, warfidiyeen iyo aqoonyahanno ku xeeldheer taariikhda iyo dhacdooyinkii waaweynaa ee Geeska Afrika, 80kii sano ee ugu dambeeyey.
Buugga isla goobta ayaa lagu iibsan doonaa.
Waxaa jiraya Refreshment, macmacaan iyo cabbitaan, intaba.
Ka soo qaybgal wacan - la xiriir:
Mobile 07506 142 884 ama 07939 393 645
Email: [email protected]