1/3/2025
Today from Hiiraan Online:  _
TAHNIYAD DHALASHO "FAATMA CALI CABDULQADIR CAMUUDI"

Hambalyo Dhalasho

ANIGOO AH ABUUKAR CAMUUDI IYO XAASKAYGA MUUMINA XASAN IYO DHAMMAAN CARUURTEENA WAXAAN TAHNIYAD DHALASHO AH OO KAL IYO LAAB KA SOO GO'DAY U DIREYNA CALI CAMUUDI IYO XAASKIISA BADUURA XAAJI CABDALLA OO GABADH UGU DHALATAY MAGAALADA MUQDISHOW. 

WAXAANA GABADHAASI OO LOOGU MAGADARAY “FAATMA CALI CABDULQADIR CAMUUDI” ILAAHAY UGU BARYEYNAA INUU KA DHIGO TII WAALIDKEEDA, DADKEEDA, DALKEEDA IYO DIINTEEDABA WAXTARTA; CUMRI DHEER OO CIBAADA LEHNA ILAAHAY SIIYO.  AAMIIN… AAMIIN… AAMIIN…

ANAGOO KALA AH ABUUKAR SHAMOW IYO CAAMIR JAKEETI IYO DHAMAAN WALAALAHA SHAMOW IYO XAASASKOODA IYO CARUURTOODA IYO DHAMAAN REER XAAJI CAAMIR WAXAAN TAHNIYAD DHALASHO AH OO KAL IYO LAAB KA SOO GO'DAY U DIREYNA CALI CAMUUDI IYO XAASKIISA BADUURA XAAJI CABDALLA OO GABADH UGU DHALATAY MAGAALADA MUQDISHOW. 