Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Talaado, Jan 31, 2023
Odayaal Al-shabaab heshiis lasoo galay oo lagu xiray magaalada Baledweyne
Ciidanka deeganka ee Macawisleey oo haw-gal ka wada deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan
Talaado, January, 31, 2023 (HOL) - Ciidanka deegaanka ee Macawisley oo kaashanayo Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan guutada 5-aad qeybta 27-aad ayaa magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Shalay galinkii dambe ku xiray odayaal la sheegay in dhawaan heshiis lasoo galeen kooxda Al-shabaab.
Odoyaashaan la xiray ayaa tiradooda lagu sheegay lix qofood, kuwaas la tilmaamay iney jabiyeen amarkii dowladda Soomaaliya ee ahaa inaan lala macaamili karin kooxda Al-shabaab oo ay dowladda Fedaraalka kula jirto dagaal ka dhan ah.
Odayaashaan heshiiska la soo galay ururka Al-shabaab ayaa dhawaan tagay deegaano ku yaala Galbeedka magaalada Baledweyne oo ay Shabaab ka taliyaan, kuwaas oo Shabaab lasoo galay heshiisyo ku aadan in ciidamada beeshooda ay ka saarayan dagaalada ka dhanka ah Shabaab.
Ciidanka deegaanka ee Macawisleeyda oo ay wehliyaan ciidanka xooga dalka ayaa odayaashan ku soo qabtay howlgal qorsheeysan oo ay ka sameyeen tuulooyin hoostaga degmada Halgan ee gobolka Hiiraan, lamana oga in Odayaashaani lagu Maxkamadeyn doono magaalada Baledweyne iyo in loo gudbindoono magaalada Muqdisho.
Guure Cuumiye oo codkiisa lagu baahiyey baraha bulshada isaga oo sheegaya in uu heshiis la soo galay ururka Alshabaab ayaa ku dhuumaaleysanyo deegaano ku dhaw degmada Halgan.
Dhawaan ayeey aheyd markii Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya xukun Xabsi oo 5 sano ah ay ku riday Odayaal Al-shabaab heshiis horay kula galay degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.
Golaha wasiiradda Soomaaliya oo caawa meel mariyay xeerka la dagaalanka argigixisada
1/31/2023 2:46 PM EST
Talaado, January, 31, 2023 (HOL) - Golaha wasiiradda ee Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan aan caadi ahayn, raysal wasaaruhuna uu shir guddoominayay, ayaa meel mariyay xeerka la dagaalanka argigixisada.
Dowladda Soomaaliya oo soo saartay amar ku socda hakinta doorashooyinka is barbar socda ee Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya
1/31/2023 10:01 AM EST
Talaado, January, 31, 2023 (HOL) - Wasaaaradda amniga gudaha Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saartay amar ku socda hakinta doorasho lagu wado in beroto ay Muqdisho ku qabtaan Guddiga dooraashooyinka Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed, taasoo Wasaaraddu ku sheegtay iney tahay mid si bar bar socota.
Shirka Wasiiradda Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha Ciidamadda dalalka safka hore oo Maanta Muqdisho ka furmay
1/31/2023 9:01 AM EST
Talaado, January, 31, 2023 (HOL) - Waxaa si rasmi ah goordhaw magaalada Muqdisho uga furmay shirka Wasiiradda Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha ciidamada dalalka Soomaaliya, Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya ee la isku yiraahdo dalalka safka hore.
Garaad Jaamac Garaad Cali oo u jawaabay madaxweyne Biixi
1/31/2023 6:28 AM EST
Talaado, January, 31, 2023 (HOL) - Garaad ka guud ee beelaha SSC Garaad Jaamac Garaad Cali, ayaa sheegay in gobolka Sool anay argagixiso joogin, isaga oo ciidamada Somaliland ku eedeeyay argagixisonimo.
Mareykanka oo ku cadaadinaya dowladaha Khaliijka iyo Midowga Yurub inay sare u qaadaan kaalmada ay u fidiyaan Soomaaliya
1/31/2023 6:00 AM EST
Talaado, January, 31, 2023 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa ku cadaadinaysa maalqabeenada gacanka Carbeed, iyo sidoo kale Yurub, inay sare u qaadaan gargaarka bini'aadantinimo ee Soomaaliya ka hor inta aysan cunto yari noqonin macaluul.
Dowladda Soomaaliya oo faahfaahisay shirweyne Maanta ka furmaya magaalada Muqdisho
1/31/2023 3:22 AM EST
Talaado, January, 31, 2023 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa war rasmi ah kasoo saartay shirweyne Ka dhacayo gudaha magaalada Muqdisho oo ay ka qeybgalayaan madaxda dalalka ciidamadooda ka joogaan Soomaaliya, waxaana shirkaan oo ay martigalineyso dowladda Soomaaliya ayaa lagu casuumay Wasiiradda Gaashaandhiga iyo Taliyeyaasha ciidamada dalalka dariska ah ee loo yaqaano dalalka safka hore.
Faahfaahino kasoo baxay dagaal culus oo ka dhacay Tuulada Ceelgorof ee gobolka Galgaduud
1/31/2023 1:00 AM EST
Talaado, January, 31, 2023 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay Tuulada Ceelgorof oo ka mid ah tuulooyinka hoostaga deegaanka Waxbo ee gobolka Galgaduud ku dhexmaray ciidamada dib u xureynta deegaanka iyo kuwa Al-shabaab.
Ilhaan Cumar oo sheegtay in la iskudayayo in laga saaro guddiga arrimaha dibbada Maraykanka
1/31/2023 12:53 AM EST
Talaado, January, 31, 2023 (HOL) - Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka ayaa sheegtay in qaar ka mid ah dadka dhaliila ee uu ugu horreeyo afhayeenka aqalka Congress-ka Mareykanka Kevin McCarthy uu isku dayayo in ay ka saaraan guddiga arrimaha dibadda ee Aqalka Congress-ka Mareykanka, sababtoo ah waa Muslimad qaxooti kanasoo jeeda Soomaaliya.
Somali News
Defence ministers, army chiefs of Horn of Africa countries meet in Mogadishu
-
HOL
1/31/2023 10:27 AM EST
Mogadishu (HOL) – Defence ministers and army commanders of Kenya, Ethiopia, and Djibouti met in Mogadishu on Tuesday afternoon ahead of the summit for Heads of State from frontline countries.
Pakistan buries mosque blast victims as death toll passes 90
-
Reuters
1/31/2023 3:37 AM EST
PESHAWAR, Pakistan, Jan 31 (Reuters) - Distraught relatives thronged hospitals in Pakistan's Peshawar on Tuesday to look for their kin a day after a suicide bombing ripped through a crowded mosque in a heavily fortified area of the city, killing more than 90 people, mostly policemen.
'There is a stigma around disabilities' - Somali couple set up autism support group
-
itv
1/31/2023 3:27 AM EST
A Somali couple who have a son with autism say they want to educate their community about the condition, and remove the stigma surrounding it.
Family demands 'justice' over death of community leader after 'disturbance' on housing estate
-
MEN
1/31/2023 3:18 AM EST
The family of a man who died days after he was injured in a 'disturbance' on a housing estate have demanded 'justice' over his death. "We just want justice. It does not matter how long it takes."
SNA arrests six clan elders in Hiiraan for cooperating with al Shabaab
-
HOL
1/31/2023 2:57 AM EST
Beledweyne (HOL) - Somali National Army's 5th battalion of the 27th division arrested six traditional elders in Hiiraan region on Monday. The men were accused of entering into an agreement with Al Shabaab.
Ma'wisley launch counterattack on al Shabaab in central Somalia
-
HOL
1/31/2023 2:10 AM EST
Beledweyne (HOL) - Residents in Galgadud region's Wabho village reported heavy clashes between al Shabab and local clan militia forces near the Elgorof area.
Southwest State and opposition leaders reach settlement over Baidoa clash
-
HOL
1/31/2023 1:55 AM EST
Baidoa (HOL) - Leaders of the Southwest regional states and opposition groups have reached a settlement over the clash in late December that killed over ten people in Baidoa.
S.African judge in Zuma graft trial recuses himself
-
AFP
1/31/2023 1:21 AM EST
A South African judge presiding over Jacob Zuma's arms corruption trial recused himself on Monday, in a move likely to add further delay in an affair already dating back more than two decades.
Kenya seeks to protect water resources from attack
-
BBC
1/31/2023 1:18 AM EST
Kenya's government has launched a police unit to protect its water resources against vandalism and terrorism.
President Bihi: Somaliland army will not leave Sool region
-
HOL
1/31/2023 1:17 AM EST
Hargeisa (HOL) - Somaliland President Muse Bihi Abdi reiterated that the Somaliland army would not leave the Sool region, expressing hope that the ongoing meeting in Las Anod would lead to positive results.
Herders in Ethiopia forced to give up their nomadic existence
-
AFP
1/31/2023 1:05 AM EST
Nomadic herders in the Horn of Africa have been waiting more than two years for rains that do not come. The last five rainy seasons since the end of 2020 have failed, triggering the worst drought in four decades in Ethiopia, Somalia and Kenya. With livestock decimated and livelihoods destroyed, many have been forced to abandon their traditional way of life.
Garissa Governor Jama commends NGO for supporting drought stricken residents
-
The Star
1/31/2023 1:00 AM EST
Garissa governor Nathif Jama has commended NGOs operating in the area for coming to the aid of drought-stricken residents even as he called for doubling of efforts to mitigate against the same.
Shabaab under the cosh as commanders killed
-
APA
1/31/2023 12:55 AM EST
The pressure on al-Shabaab could never be greater after several of its outfield commanders and scores of their foot soldiers were liquidated by a lethal combination of Somali military raids and US precision strikes.Several weeks ago, the Somali government claimed its forces had cornered the Islamist fighters who were being relentlessly pursued in their shrinking pockets of hideouts and apparently neutralised.