Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Sabti, Jan 28, 2023
Wasiir katirsanaa maamulka Galmudug oo caawa Muqdisho lagu dilay
Sabti, January, 28, 2023 (HOL) - Farxiyo Cabdi Waasuge oo ahayd wasiiru dowlihii wasaaradda gaaadiidka iyo duulista hawada Galmudug ayaa caawa lagu dilay magaaalda Muqdisho.
Dilkeeda ayaa ka dhacay degmada Warta Nabadda, waxaana ka dambeeyay kooxo ku hubaysnaa bislood.
Marxuumaddu waxay ka mid ahayd wasiirradii dhawaan la magacaabay. Muddo kooban ayay xafiiska joogtay.
Lama garanayo cidda dilkeeda ka dambeysa, hase ahaatee dilkeeda wuxuu kusoo aaday xilli Galmudug uu ka socdo guluf dagaal oo loogasoo horjeedo Alshabaab.
Magaalada Muqdisho ayaa horey loogu dilay nabadoono iyo ganacsato kasoo jeeda Galmudug, kuwaas oo lagu tirinayo inay Shabaab dileen.
Kooxda Shabaab oo digniin culus u dirtay Bangiyada iyo Shirkaddaha Ganasiga ee Soomaalida
1/28/2023 11:03 AM EST
Sabti, January, 28, 2023 (HOL) - Kooxda Al-shabaab ayaa soo saartay fariin u muuqatay hanjabaad ku socota Bangiyada iyo shirkaddaha ganasiga Soomaalida, kadib hindise Sharciyeedkii Cunaqabateynta Maaliyeadeed ee cayiman ee uu dhawaan asnixiyay Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya.
Dagaal culus oo Maanta ka dhacay deegaanka Dhagaxyo weyn ee gobolka Hiiraan
1/28/2023 9:43 AM EST
Sabti, January, 28, 2023 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo duhurnimadii Maanta ka dhacay deegaanka Dhagaxyo weyn oo dhinaca Koonfur Galbeed kaga beegan magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ilaa 16 KM ayaa halkaasi ku dhexmaray ciidamada dib u xureynta deegaanka iyo kuwa kooxda Al-shabaab.
Guddoomiye Saleebaan: Laascaanood aniga maxa dusha iga saaray, hayla soo qaadin
1/28/2023 6:17 AM EST
Sabti, January, 28, 2023 (HOL) - Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay in ka gole ahaan ay ka howlgalayaan xalinta khilaafka Laascaanood, isaga oo dhanka kale sheegay in anay ahayn arrin isaga dusha ka saaran.
Shirka madaxda dhaqanka SSC oo si rasmi ah Laascaanood uga furmay
1/28/2023 5:35 AM EST
Sabti, January, 28, 2023 (HOL) - Shir ay aayahooda siyaasadeed kaga tashanayaan madaxda dhaqanka gobolada Sool iyo qaybo kamid ah Sanaag iyo Cayn, ayaa maanta ka furmay magaalada Laascaanood.
Wasiirka maaliyadda Soomaaliya oo kulan la qaatay madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika
1/28/2023 5:09 AM EST
Sabti, January, 28, 2023 (HOL) - Wasiirka maaliyadda ee xukuumadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa dalka Senegal kulan kula qaatay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB) Dr. Akinwumi Adesina iyo xubno sare oo ka tirsan Bangiga.
Madaxweyne Deni: Daacish iyo Shabaab inta la shaqeysata waala yaqaano waana raadsanaynaa
1/28/2023 4:58 AM EST
Sabti, January, 28, 2023 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inuu soo socdo qorshe amni oo lagu beegsanayo dadka Shabaab iyo Daacish la shaqeeya.
Garaad Jaamac: Jabuuti iyo dowlada Soomaliya dhulkayaga ha nooga saaraan Somaliland
1/28/2023 4:17 AM EST
Sabti, January, 28, 2023 (HOL) - Garaadka Guud ee Beelaha Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn Garaad Jaamac Garaad Cali, ayaa sheegay in uu rabo in dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti ay soo faragaliyaan arrinta Laascaanood.
Jadwalka qabashada doorashada kursi ka mid ah Golaha Shacabka oo la shaaciyay
1/28/2023 2:21 AM EST
Sabti, January, 28, 2023 (HOL) - Guddiga ku meel gaarka ah ee doorashooyinka kuraasta ka banaan Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa Maanta shaaciyay Jadwalka qashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#147 oo deegaan doorashadiisu tahay magaalada Dhuusamareeb, kaasoo ka mid ah kuraasta ka banaaneyd Golaha Shacabka.
Jenaraal Biixi oo ka hadlay howlgalada ka socda deegaanada Galmudug
1/28/2023 1:45 AM EST
Sabti, January, 28, 2023 (HOL) - Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda deegaanada gobolka Mudug.
Ra’iisul Wasaare Xamse: Waxaan ku faraxsannahay in culimada Soomaaliyeed nagala qeyb qaataan kacdoonka ka dhanka ah argigixisada
1/28/2023 12:58 AM EST
Sabti, January, 28, 2023 (HOL) - In ka badan 300 oo culimada Soomaaliyeed ah oo todobaadkii hore shir ku yeeshay magaalada Muqdisho, ayaa shaaca ka qaaday inay taageerayaan dagaalka ay dowladda Soomaaliya kula jirto Al-Shabab.
Somali News
Video of Tyre Nichols' arrest shows Memphis, Tenn., police violently beating the Black man
-
AP
1/28/2023 2:35 AM EST
Nichols' death 3 days after altercation prompted murder charges against 5 officers
PM Barre urges religious leader to speak up against tribalism
-
HOL
1/28/2023 2:33 AM EST
vMogadishu (HOL) - Somali Prime Minister Hamse Abdi Barre has asked religious scholars to collaborate with the federal government to raise public awareness of how clans impede the country's government's values.
President Mohamud meets with parents of Eritrean-trained recruits
-
HOL
1/28/2023 1:15 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somali President Hassan Sheikh Mohamud met with a committee representing the parents of Somali soldiers training in Eritrea at the Presidential Palace on Friday.
Who is Somalia's new Police Commander?
-
HOL
1/28/2023 12:46 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somalia's police chief was sacked on Thursday following a unanimous decision by Somalia's cabinet.
Analysis: U.S. Military kills key Islamic State leader in Africa
-
Long War Journal
1/28/2023 12:24 AM EST
The United States announced yesterday that it conducted a special operations forces (SOF) raid on a hideout of the Islamic State’s branch in Somalia. During the raid, the SOF troops killed Bilal al-Sudani, an important leader for the Islamic State’s operations across much of eastern, central, and southern Africa.
Somalia’s challenges in 2023
-
Brookings
1/28/2023 12:18 AM EST
Two key interlinked dynamics will define developments in Somalia in 2023. The first is the scale of starvation in the country. The second is how the Somalian government and the jihadi military and political organization al-Shabaab will respond to anti-al-Shabaab clan uprisings. Since mid-2022, these uprisings have been backed by the new government of Somalian President Hassan Sheikh Mohamud, with far greater resolve than his predecessor Mohamed Abdullahi “Farmaajo” mustered.
Clerics in Somalia vow to counter al-Shabab
-
VOA
1/28/2023 12:11 AM EST
MOGADISHU, SOMALIA — More than 300 Muslim clerics meeting in Somalia's capital this week have declared their support for the government's war against the Islamist militant group al-Shabab.
ILO urges East African countries to harmonise labour laws
-
The East African
1/28/2023 12:10 AM EST
The International Labour Organisation is asking East African countries to adopt global labour standards and harmonise laws on migrant labour.
Russian foreign minister calls BRICS 'embodiment of global multipolarity'
-
AA
1/28/2023 12:08 AM EST
Russian Foreign Minister Sergey Lavrov on Friday called a group of five leading emerging economies – Brazil, Russia, India, China, and South Africa – also known as BRICS, an "embodiment of global multipolarity."
Fall in milk production affects women sellers in Gedo
-
Radio Ergo
1/28/2023 12:04 AM EST
(ERGO) – Women milk sellers in the southern Somali town of Luq are struggling to make a living as milk production has plummeted due to the drought.