Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Khamiis, Feb 23, 2023
Doorashada kursiga HOP 086 oo la shaaciyay waqtiga iyo goobta lagu qabanaayo
Khamiis, February, 23, 2023 (HOL) - Gudiga ku meel gaarka ee doorashooyinka kuraasta ka banaan Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaaciyay jadwalka qabashada doorashada kursiga sumadiisu tahay HOP 086.
Kursigaan oo deegaan doorashadiisu aheyd magaalada Baledweyne ayaa guddiga doorashooyinka ku meel gaarka ah waxay sheegeen in doorashadiisa, si ku meel gaar ah loogu wareejiyay magaalada Muqdisho.
Kursigaan ayaa doorashadiisa ka qabsoontay Baledweyne bishii Febraayo ee sanadkii lasoo dhaafay oo uu markaas kusoo baxay Agaasimahii hore ee Hay'adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, inkastoo markii dambe natiijada doorashadii Fahad Yaasiin ay laaleen guddigii doorashooyinka heer Fedaraal, taasoo keentay in mar kale la qabanayo doorashada kursigaan 25-ka bishaan Febraayo 2023 oo ku aadan maalinta Sabtida ee soo socota.
Guddiga ku meel gaarka ayaa Maanta oo Khamiis ah sheegay in la diiwaan galinayo Musharaxiinta dooneysa iney u tartamaan doorashada kursigaan HOP 086 oo ka dhacaysa magaalada Muqdusho.
Hoos ka akhriso jadwalka doorashada kursigaan HOP 086:-
Qaar ka mid ah Musharaxiinta dooneysa iney u tartamaan doorashada kursigaan ayaa ku eedeeyay guddiga ku meel gaarka ah ee doorashooyinka kuraasta ka banaan Golaha Shacabka iney Baledweyne kaso wareejiyeen kursiga, waxayna dalbadeen Musharaxiintaan in kursigaan doorashadiisa ay u dhacdo si cadaalad ku dheehan tahay.
Waxaa sidoo kale Shalay ka horyimad doorashada kursigaan in lagu qabto Muqdisho qaar ka mid ah odyaasha Beesha reer Ow Xasan, kuwaas oo sheegay iney raali ka aheyn wareejinta deegaan doorashada kursigan, lana siyaasadeeyay oo aysan mudo sanad ku dhaw beesha helin matalaadii ay ku laheyd Baarlamaanka Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya oo beenisay in codsiga fiisaha Kenya loo xiray shirkad gaar ah
2/23/2023 1:42 PM EST
Khamiis, February, 23, 2023 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya ayaa been abuur ku tilmaamtay warqad baraha bulshada lagu faafiyay oo ku saabsanayd in dowladdu codsiga fiisaha dalka ku galka Kenya u xirtay shirkad gaar ah.
Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo bogaadiyay guulaha laga gaaray dagaalada ka dhanka ah Al-shabaab
2/23/2023 9:41 AM EST
Khamiis, February, 23, 2023 (HOL) - Shirka Todobaadlaha Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya oo uu shir gudoomiyay Raysal Wasaaraha Xukuumadda Xamse Cabdi Barre ayaa Maanta looga hadlay xaaladda guud ee amniga dalka iyo guulahii ugu dambeeyey ee dowladda ka gaartay dagaalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab.
Somaliland iyo Maraykanka oo ka wadahadlay colaada Laascaanood
2/23/2023 8:44 AM EST
Khamiis, February, 23, 2023 (HOL) - Xukuumada Somaliland iyo Maraykanka ayaa ka wadahadlay sidii xabad joojin buuxda looga gaadhi lahaa colaada Laascaanood iyo sidii gargaar loo gaadhsiin lahaa dadka ku barakacay.
Safiirka Maraykanka ee QM oo walaac xooggan ka muujisay rabshadaha ka socda Laascaanood
2/23/2023 5:35 AM EST
Khamiis, February, 23, 2023 (HOL) - Danjiraha dowladda Mareykanka u fadhida Qaramada Midoobay, Linda Thomas-Greenfield ayaa ka muujisay walaac xooggan rabshadaha sii kordhaya ee Laascaanood.
Wafti ka socda dowlada Maraykanka oo Hargaysa soo gaadhay
2/23/2023 5:21 AM EST
Khamiis, February, 23, 2023 (HOL) - Wafdi ka socda Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya oo uu hogaaminayo Sii hayaha Xilka Safiirka Tim Trenkle, ayaa soo gaadhey magaalada Hargeysa.
Wasiiru dowlihii gaadiidka iyo duulista hawada ee xukuumadda Soomaaliya oo iscasilay
2/23/2023 3:12 AM EST
Khamiis, February, 23, 2023 (HOL) - Wasiiru dowlihii wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada ee xukuumadda Soomaaliya, xildhibaan Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug) ayaa iska casilay xilkiisa sida uu ku sheegay qoraal.
Danjire Abuukar Baale: Waxa Laascaanood ka socda waa dambi dagaal oo ka dhan ah Aadanaha
2/23/2023 2:44 AM EST
Khamiis, February, 23, 2023 (HOL) - Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Cusmaan Baale, ayaa waxa ka socda magaalada Laascaanood ku tilmaamay dambiyo dagaal oo ka dhan ah aadanaha iyo qiyamka dadka Soomaaliyeed.
Hay'adda ICRC oo sheegtay inay 150 qof ku dhinteen dagaalladii ka dhacay magaalada Laascaanood
2/23/2023 12:27 AM EST
Khamiis, February, 23, 2023 (HOL) - Hay'adda Laanqeyrta Cas ee Caalamiga ah (ICRC) ayaa sheegtay in iskahorimaadka dhex maray ciidamada ammaanka Somaliland iyo kuwa SSC ay ku dhinteen 150 qof ayna ku dhaawacmeen in ka badan 600 oo kale tan iyo 6-dii Feberaayo.
Macalin Dugsi Quraan oo lagu dilay magaalada Baledweyne
2/23/2023 12:13 AM EST
Khamiis, February, 23, 2023 (HOL) - Kooxo hubeeysan ayaa xalay fiidkii xaafada Xaawo taako gaar ahaan laanta Nuur xawaad ee Magaalada Baledweyne ku dilay Macalin dugsi Quraan oo caan ka ahaa Baledweyne.
Somali News
'We are after them': President vows to rid Somalia of al-Shabaab
-
The Times
2/23/2023 6:11 PM EST
Hassan Sheikh Mohamud, who won a second term last year, has declared total war on the jihadists and believes he can finally end the seemingly chronic insecurity that has dogged his country for years,
US embassy delegation meets with Somaliland officials on Las Anod violence and elections.
-
HOL
2/23/2023 10:06 AM EST
Hargeisa (HOL) - A delegation from the US Embassy in Mogadishu, led by Chargé d’Affaires Tim Trenkle, arrived in Hargeisa on Thursday to meet with Somaliland government officials, civil society representatives, and youth leaders.
Security council members urge Somalia to take action on women's safety amidst political instability
-
HOL
2/23/2023 3:50 AM EST
Mogadishu (HOL) - Representatives from Malta, Albania, Brazil, Ecuador, France, Gabon, Japan, Switzerland, the United Arab Emirates, and the United Kingdom made a bold commitment on Wednesday to prioritize Women, Peace, and Security (WPS) principles.
Somalia's State Minister for Transportation resigns, accuses ministry of gross mismanagement
-
HOL
2/23/2023 2:39 AM EST
Mogadishu (HOL) - The State Minister for Transportation of Somalia, MP Mohamed Ali Omar (Ananug), made a sudden exit from his post on Wednesday, citing the Ministry's gross incompetence and mismanagement as reasons for his resignation. In an emotionally charged Facebook post announcing his decision, Ananug explained that he could no longer serve in a Ministry that has betrayed the trust of the Somali people.
US strike kills 7 al-Shabaab fighters in Somalia, Pentagon says
-
CNN
2/23/2023 2:28 AM EST
CNN — A US strike in Somalia killed seven al-Shabaab fighters on Tuesday, US Africa Command said in a statement. The strike was carried out at the request of the Somali government and was a “collective self-defense strike,” AFRICOM said.
Al Shabab militants kill a respected Quran school teacher in Beledweyne
-
HOL
2/23/2023 1:03 AM EST
Beledweyne (HOL) - Gunmen believed to be al Shabab militants killed Mowlid Ali Elmi, a respected Quran school teacher, on Wednesday evening in Beledweyne.
Man sentenced to 3-year prison term following racist machete attackon a Somali man outside Maplewood body shop
-
Star Tribune
2/23/2023 12:30 AM EST
A St. Paul man has been sentenced to a prison term of more than three years for a racist machete attack on a Somali man outside a Maplewood body shop.
150 killed, 600 injured in clashes in northern Somalia: ICRC
-
Xinhua
2/23/2023 12:28 AM EST
The International Committee of the Red Cross (ICRC) said Wednesday clashes between security forces and clan leaders in Las Anod in northern Somalia have left 150 people dead and over 600 others wounded since Feb. 6.
Somalia Syndrome
-
Brown Political Review
2/23/2023 12:18 AM EST
In 1993, the United States launched a series of raids on Mogadishu, Somalia so disastrous and publicly humiliating that they would redefine presidential decision-making for the next decade. Now, in the wake of America’s exit from Afghanistan, a similar peril looms if we fail to learn from our past.
Horn of Africa drought trends said worse than in 2011 famine
-
AP
2/23/2023 12:09 AM EST
NAIROBI, Kenya (AP) — Trends in a historic Horn of Africa drought are now worse than they were during the 2011 drought in which at least a quarter-million people died, a climate center said Wednesday.
UAE, Somalia leaders discuss ways to bolster bilateral ties at IDEX
-
WAM
2/23/2023 12:05 AM EST
President His Highness Sheikh Mohamed Bin Zayed Al Nahyan on Wednesday met Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia.
More than 83,000 flee violence in Somaliland
-
AA
2/23/2023 12:03 AM EST
The United Nations refugee agency (UNHCR) has said more than 83,000 civilians fled the violence in Somalia’s northern town of Lasanod and arrived in Ethiopia’s Somali state.
Facilities refurbished to manage livestock sector in Somalia
-
Xinhua
2/23/2023 12:01 AM EST
The Somali government, the European Union, and the Food and Agriculture Organization of the United Nations (FAO) said Monday they have refurbished buildings of the Ministry of Livestock, Forestry and Range to promote sustainable livestock management.