Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Axad, Feb 19, 2023
Beelwaynta Garxajis oo go'aamo kasoo saartay xaalada Laascaanood
Axad, February, 19, 2023 (HOL) - Beel waynta Garxajis ayaa sheegtay in anay kamid ahayn salaadiinta ay xukuumadu u dirayso Laascaanood, waxayna xukuumada ku eedaysay in ay dhibaatooyin ka gaysatay Laascaanood.
Kadib shir muddo dhowr cisho ah u socday madaxda beesha ayaa laga soo saaray go'aamo dhowra oo ay ugu horayso in beeshu anay qayb ka ahayn go'aanka xukuumadu salaadiinta ugu dirayso Laascaanood.
Beeshu waxa ay sheegtay in anay aamini karin madaxweyne Biixi sida darteedna, anay isku halayn karin in uu aqbali doono wixii kasoo baxa hadii shir dib u heshiineed ay la galaan garaadada Laascaanood ku sugan.
Hoos ka akhriso qodobadan iyo kuwo kale:-
Abdilahi Geel-maal, Hiiraan Online
[email protected]
Garaadada Laascaanood ku sugan oo ka hadlay ergada qaar kamid ah salaadiinta Somaliland ugu tagayaan
2/19/2023 3:00 PM EST
Axad, February, 19, 2023 (HOL) - Garaadada gobolada Sool iyo qaybo kamid ah Sanaag iyo Cayn, ee Laascaanood ku sugan, ayaa mar kale sheegay in anay jirin cid ergo ah oo lasoo hadashay.
Askar ka tirsan ciidankii lagu soo tababaray Eretariya oo goordhaw wiil arday ah ku dilay Muqdisho
2/19/2023 9:13 AM EST
Axad, February, 19, 2023 (HOL) - Laba askari oo la sheegay iney ka mid yihiin ciidankii lagu soo tababaray dalka Eretariya ayaa Maanta Wiil ardey ah ku dilay Isgoyska Baar Ubax ee magaalada Muqdisho.
Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud iyo dhiggiisa William Ruto oo kulan ku yeeshay magaalada Addis Ababa
2/19/2023 6:16 AM EST
Axad, February, 19, 2023 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Addis-ababa, Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto.
Dowladda Soomaaliya oo 15 sano oo xabsi ah ku xukuntay sarkaal ciidan oo Shabaab xogta u gudbin jiray
2/19/2023 5:23 AM EST
Axad, February, 19, 2023 (HOL) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa 15 sano xabsi ah ku riday Macalin Tababar oo ka tirsanaa kuliyadda Jaalla Siyaad ee militariga, kaas oo lagu helay inuu la shaqaynayay Alshabaab.
Ciidamada Booliiska oo goordhaw magaalada Muqdisho ku toogtay nin hubeysnaa
2/19/2023 1:53 AM EST
Axad, February, 19, 2023 (HOL) - Ciidamada Booliiska ee ka howlgala Saldhiga deegaanka Garasbaaleey ee magaalada Muqdisho ayaa goordhaw nin hubeysnaa ku toogtay xaafada Tabeelaha Sheekh Ibraahin ee duuleedka magaalada Muqdisho.
Dahabshiil oo 2 milyan oo Lira ugu deeqday dadkii dhibaatadu kasoo gaartay dhul-gariirkii Turkiga
2/19/2023 12:29 AM EST
Axad, February, 19, 2023 (HOL) - Shirkada Dahabshiil ayaa dadkii dhibaatadu ka soo gaartay dhul gariirka ku dhuftay Turkiga iyo qeybo kamid ah Siiriya ugu deeqday lacag dhan laba milyan oo Lira ah oo u dhiganta in ka badan boqol iyo lix kun oo dollarka.
Somali News
The two MPs are out of jail but Uganda’s justice system sucks
-
Daily Monitor
2/19/2023 9:24 AM EST
At long last, Kawempe North MP Muhammad Ssegirinya and his fellow sufferer, Allan Ssewanyana, who represents Makindye West, walked out of prison after being granted bail.
President Ruto says Kenya to continue supporting stable, peaceful Somalia
-
Capital FM
2/19/2023 9:12 AM EST
NAIROBI, Kenya, Feb 19 – President William Ruto says Kenya will continue to support a stable and peaceful Somalia for the benefit of its people and the East African region.
Somali military instructor jailed for 15 years for passing army secrets to Al-Shabaab
-
HOL
2/19/2023 7:39 AM EST
Mogadishu (HOL) - A military court in Mogadishu sentenced a 60-year-old training instructor from the Jaalla Siyad military academy to 15 years in prison on Sunday after he was found guilty of passing information from the Army to the terrorist group.
Somali police kill al-Shabaab militant plotting to assassinate govt soldier
-
HOL
2/19/2023 5:17 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somali police killed an armed man in the Tabeela Sheikh Ibrahim neighbourhood on the outskirts of Mogadishu on Sunday.
Jimmy Carter, 39th US president, enters hospice care at home
-
AP
2/19/2023 1:12 AM EST
ATLANTA (AP) — Former President Jimmy Carter, who at 98 years old is the longest-lived American president, has entered home hospice care in Plains, Georgia, a statement from The Carter Center confirmed Saturday.
Somali lawmakers to donate 20% of their salaries to quake victims in Türkiye
-
AA
2/19/2023 1:07 AM EST
Members of Somalia's parliament voted unanimously on Saturday to donate 20% of their February salaries to victims of the twin earthquakes in Türkiye.
Blinken and Chinese counterpart meet in first face-to-face since spy balloon shot down
-
CNN
2/19/2023 1:04 AM EST
US Secretary of State Antony Blinken met with China’s top diplomat Wang Yi on Saturday, in the first face-to-face between senior US and Chinese officials since the US military shot down a suspected Chinese surveillance balloon earlier this month.
Dahabshiil sends aid to earthquake victims in Turkey, Syria
-
The Star
2/19/2023 12:59 AM EST
Money transfer company Dahabshiil has joined other corporates to provide help to victims of the devastating earthquake that hit Turkey and Syria by donating money to those affected.
AU summit to discuss the “Acceleration of AfCFTA Implementation” this weekend
-
Africa.com
2/19/2023 12:56 AM EST
AfCFTA’s plan is to boost intra-African trade by 60 percent by 2034 by eliminating almost all tariffs, creating an economic bloc of 1.3 billion people with a combined gross domestic product of $3.4 trillion.
VIDEO: Why EAC is ready welcome Somalia to trading bloc
-
NTV Uganda
2/19/2023 12:52 AM EST
The East African Community countries are optimistic that their economies will be boosted through the coastal port of Mogadishu in Somalia, once the war-torn Muslim state is allowed to join the community.